Dowladda Oo War Kasoo Saartay Tallaalka COVID-19 Ee Maanta La Keenay Muqdisho

0
Dawladda Faransiiska ayaa ugu deeqday dowladda Federaalka Soomaaliya 108,000 oo darsin oo tallaalka Cudurka halista ah ee COVID-19 ee AstraZeneca, si loo xoojiyo barnaamijka...

RW Rooble Oo Ka Hor Yimid Wareegtadii Farmaajo Uu Ku Hakiyay Heshiisyada Xukuumadda

0
Iyadoo xalay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo uu wareegto Madaxweyne ku hakiyay Heshiisyada xukuumadda, ayaa waxaa si kulul kaga hadlay arrintaasi...

Suudaan Oo U Yeeratay Safirkii U Fadhiyay Itoobiya

0
Suudaan ayaa u yeeratay safirkeedii u fadhiyay dalka Itoobiya kadib markii ay sheegtay in xukuumadda Addis Ababa ay ka hor timid dadaalladeeda dhexdhexaadinta ah...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwo kalena Magacaabay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa xil ka qaadis ku sameyey Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada halka kuwo kalena isku...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee BFS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Guddiga ka dhageystay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda Kenya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arimaha Dibadda ee dalka Kenya Raychelle Omamo,taas oo ay ka...

Diyaaradaha dagaalka Yahuuda oo duqeyn ka fuliyay marinka Qasa.

0
Wararku waxay sheegayaan in duqeynta oo saaka arroortii dhacday lagu bartilmaystay xafiisyo uu leeyahay ururka Xamaas ee Falastiin ka aas aasan. Warbaahinta Falastiin ayaa sheegtay...

Madaxweyne Deni oo gudoomiyay shirka golaha wasiirada Puntland.

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Dugsiyada Quraanka ee Puntland, Xaaladda COVID-19,...

Gudoomiye Filish oo u hambalyeey gudoomiyaha cusub ee gudiga Doorashada G/waqooyi.

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta ka qeyb galay doorashada gudoonka sare ee gudiga doorashada...

JENERAAL BIIXI oo isku day lagu dili lahaa ka badbaaday

0
Wararka aan ka heleyno deegaanka Hareeridheere oo dhaca koonfurta gobolka Mudug waxay sheegayaan in qarax miino lagula eegtay kolonyo gadiid ah oo uu la...

XULASHADA