Qarax lala beegsaday haween saarnaa mooto bajaaj oo ka dhacay Mudug.
Gobolka Mudug waxa la soo weriyay in dad rayida oo la socday mooto bajaaj ay ku qaraxday miino wadada dhinaceeda la dhigay meel aan...
Cumar Filish Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Dowlada Qatar
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya MR....
Maxay ka wadahadleen Rooble iyo Uhuru Kenyatta?.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya ayaa maanta oo talaado ah waxaa isaga...
Wasiirka Amniga jubbaland oo magacaabis sameeyey.
Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa lagu magcaabay Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha ee Jubbaland.
Wasiirka wasaarada Amniga dowlad goboledka jubbaland Mudane...
Kenya oo dib usoo celisey safaradda ay ku laheyd Somaaliya.
Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya Maxamed C/risaaq Abuukar iyo Dhigiisa Dalka Kenya Raychelle Omamo ayaa waxay wadajir maanta udaah fureen safaarada Kenya Ee Muqdisho.
Safiirka Kenya...
Dad horleh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Magalada Muqdisho
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-tii saac ee lasoo dhaafay la baaray 1,105, balse la...
Dowladda Somalia oo sheegtay in Isticmaalka Daroogada ay kusoo badaneyso dalka
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa tilmaamay in dalka ay ku soo badanayaan dadka isticmaalaya waxyaabadaha maanka...
Madaxdii hore ee dalka oo kulan la yeeshay Ra’iisul wasaare Rooble
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxa uu galabta hoygiisa kula yeeshay...
Wasaaradda Caafimaadka Oo Shaacisay Kiisas Hor Leh Caabuqa Covid19
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixin ka soo saartay kiisaska cudurka COVID-19 ee la diiwaan geliyey 24-kii saac ee ugu dambaysay.
Warbixinta wasaaradda waxaa...
Puntland Oo War Kasoo Saartay Geerida Wasiir Ku-Xigeenkii Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Gaadiidka
Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan Goleyaasha iyo kan Shacabka Puntland ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee...


















