Rooble oo markale degniin culus kasoo saarey kiiska Ikraan tahliil.

18

Qoraal Kasoo baxey Xafiiska Ra’iisul Waasaraha Somaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Lagu sheegey in uu ka digayo isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

iyadoona Sidoo kale Lafarey Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada.

Hoos ka aqriso Warsaxaafadeedka.