Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Shirka Maanta Dib Uga Furmaya Afisyooni

0
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ka hadashay Shirka maalmihii lasoo dhaafay Madaxda dowladda Federaalka, kuwa maamul Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uga socday Teendhada Afisyooni ee...

Maxaa ka cusub xiisadda boqorka Jordan iyo walaalkiis?

0
Xiisaddii u dhaxaysay Boqorka Jordan Boqor Cabdallaha Labaad iyo Walaalkii Amiir Xamza ayaa u muuqata inay degtay. Arrintan ayaa imanaysa maalmo kadib markii Amiir...

Tallaalka COVID-19 Oo Maanta Ka Bilowday Degmo Ka Tirsan K/Galbeed

0
Tallaalka COVID-19 ayaa maanta laga daahfurey magaalada Xudur ee Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed, waxaa tallaalka goobta dahfurka ku qaatay xildhibaano ka tirsan dowlad...

Dowladda Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay Cumrada bisha barakeysan ee Ramadaanka

0
Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda Xajka iyo Cumrada...

Erdogan oo saraakiil ka tirsan ciidanka Badda Turkiga ku eedeeyey inay maleegeen afgembi cusub

0
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Isniintii ku eedeeyey tobaneeyo taliyeyaal hore oo ciidamada badda ah inay isku dayeen “afgambi siyaasadeed” ayaga oo weeraraya...

Somaliland Oo Xiriir Cusub La Yeelatay Mid Kamid Ah Dalalka Afrika

0
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Caddaaladda ee dalka Zambia, Mr Gavin Lubinda oo socdaal ku...

Dagaal culus oo G/Sitti ku dhex-maray is-maamullada Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya

0
Wararka ka imaanayo dhulka dowlad deegaanka Soomaali Galbeed ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Soomaalida iyo Canfarta uu ka dhacay galbeedka gobolka Sitti. Dadka ku...

Shiinaha Oo Balan Qaad U Sameeyay Dowladda Soomaaliya

0
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Xukuumadda ee xilka sii-hareysa Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Maanta kulan ka qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiyo Soomaaliya Mr Qin...

Dowladda Japan oo Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 4.5 milyan

0
Dowladda Japan ayaa sheegtay inay ugu deeqeyso Soomaaliya lacag dhan 4.5 milyan oo doollarka Mareykanka ah, taas oo loosoo marsiinayo hey’adda qaxootiga ee UNHCR,...

R/wasaaraha Yahuuda oo maxkamad lasoo taagay

0
Maxkamad ku taala magaalada Qudus ayaa maanta dhagaysanaysa dacwad ka dhan ah r/wasaaraha Israel Binjamin Natanyahu oo loo haysto musuq maasuq. Asagoo wata dhar mad...

XULASHADA