Kulan laga yeeshay amniga magaalada baladweyne.
Kulankaan ayaa waxaa uu ahaa mid Mamulka iyo saraakiisha Ciidamada ku kala war qaadanayeen sida amniga loo adkeyn karo, maadaamaa magaalada ay ka mid...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa dalka Turkiga
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan magaalada Ankara kula yeeshay dhigiisa dalka Turkiga Lütfi Elvan oo ay ka...
Xukuumadda Oo Ka Warbixisay Socdaalka R/Wasaare Rooble Ku Joogo Kenya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdigii uu hogaaminayay ee safarka shaqo ku jooga Dalka Kenya ayaa gaaray magaalada Nairobi oo uu...
Baarlamaanka Galmudug Oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Aqalka Sare
Guddiga qabashada Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaamka Galmudug ayaa kulan ay yeesheen kadib soo saaray Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlad Goboleedka Galmudug.
Habraacyada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Xilakii Ka Qaaday Afar Guddoomiye Degmo
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilalkii Goor dhow ka qaaday Guddoomiyeyaal Degmo ka...
Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Gaaray Magaalada Nairobi
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugnaa magaalada Mombasa ayaa Maanta gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya.
Ra’iisul...
-Magacyada Senatorada Maamulka Puntland Ku Metalaya Aqalka Sare
Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa waxaa Maanta oo Arbaco ah ka dhacday doorashada Senatorada Puntland ku metalaya Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...
TPLF Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Qaaday Gobolka Canfarta
Fallaagada ka dagaalanta waqooyiga Itoobiya ee Tigray ayaa beenisay inay ka dambeysay weerar shaley lagu qaaday xarun caafimaad oo ku taalla gobolka Canfarta halkaas...
Puntland Oo Shaacisay Maalinta Ay Dhaceyso Doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in berri la qabanayo doorashada Aqalka Sare ee maamulkaas.
“In doorashada xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka...
Yuusuf Garaad oo si adag kaga hadlay doorashooyinka aqalka sare.
Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya Danjire Yuusuf Garaad Cumar ayaa boggiisa gaarka ah ee Facebook ku daabacay...

















