James Swan Oo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay U Gudbiyay Warbixin Ku Aaddan Siyaasadda Soomaaliya
Ergeyga Xoghaya Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya James Swan, oo shalay warbixin kooban siinayay Golaha Ammaanka ayaa sheegay in horumar laga sameeyey siyaasadda...
Guddiga Doorashooyinka Oo War-Saxaafadeed Kasoo Saaray Doorashadii Ka Dhacday Galmudug
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinaka Heer Federaal, Maxamed Xasan Cirro oo goobjoog ka ahaa habsami u socodka doorashadii 12-Agoosto ka dhacday xarunta Maamul Goboleedka Galmudug ee...
Maxey Ka Wada Hadleen RW Rooble Iyo Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Cumar C/Rashiid?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma’arke, kaas oo ay iska...
Deni Oo La Kulmay Xildhibaanada Cusub Ee Puntland Ku Metelaya Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa madaxtooyada ee Garowe ugu sameeyay hab maamus guddiga doorashadda heer Federaal kan dowlad goboledka ee Puntland iyo 11-ka...
Guddiga Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Warqad Lagu Faafiyay Baraha Bulshada
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa qoraal kasoo saaray warqad saacadihii lasoo dhaafay si weyn baraha Bulshada loogu faafiyay, taasi oo ay ku qornaayeen habraaca...
Wararka Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddoomiyaha Ururka ONLF
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo weli kulamo ka wada Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya ayaa Maanta waxaa uu kulan la...
Midowga musharaxiinta oo ku baraarugay Hindisaha Habraac ku jira heshiiskii doorashada+walaac ay qabaan
Midowga Musharaxiinta ayaa ku baraarugay qabyo qoraalka Hindisaha Habraaca Xulida Ergooyinka oo awood badan siinaya Madaxda Dowlad Goboleedyada, waxaana la filayaa in shir berri...
RW Rooble Oo Nairobi Kulan Kula Qaatay Qaar Ka Mid Ah Safiirada Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi qaar ma mid safiirada beesha Caalamka oo uu kala hadlay...
Wasiirka Caafimaadka Oo Ka Warbixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay COVID-19 Ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19...
Mareykanka oo Tallaalka COVID-19 soo gaarsiiyay Soomaaliya
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray 302,400 talaalka Johnson ee COVID-19.
Tallaalkan waxaa Soomaliya ugu deeqday Dowladda Mareykanka iyada oo
soo marisay xarunta COVAX (CEPI, Gavi,...


















