Webiga Shabeelle Oo Fatahaad Cusub Ka Sameeyay Degaano Iyo Cabsi Jirta

0
Webiga Shabeelle ayaa fatahaad ku sameeyey tuulda Boodaale oo ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada Magaalada Jowhar ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeelle, waxaana laga...

Banaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Jabhadda TPLF Oo Ka Socda Jigjiga

0
Qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Caasimadda deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa saaka isugu soo baxay garoonka kubadda cagta ee magaalada jigjiga, si taageero...

Cumar Filish Iyo Maamulka Sh/Hoose Oo AMISOM Kala Hadlay Dadkii La Xasuuqay

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa si wadajir...

Qoorqoor Oo Dhaliilay Dad Wax Ka Sheegay Doorashadii Aqalka Sare Ee Galmudug

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa ka hadlay doorashadii Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee maalmo kahor ka dhacday Magaalada Dhuusamareeb. Madaxweyne Qoorqoor...

Kooxda Daalibaan Oo Fogaan Yar U Jirsaday Caasimadda Afganistaan

0
Saraakiisha dalkaasi ayaa sheegay inay Maleeshiyada Daalibaan ku sugan yihiin meel wax ka yar 80 KM dhanka Koonfureed kaga toosan caasimadda dalkaasi ee Kabul. Warar...

Haweeney Soomaali Loo Diiday Ka Mid Noqoshada Baarlamaanka Australia Oo Sheegtay In La Dooranayo

0
Sahra Sheekh Axmed Mustaf, oo u sharaxan kursiga Baarlamanka Federaalka ee xaafadda ay ku badanyihiin Soomalida ee dalka Australia ayaa lagala noqday ruqsaddii u...

Midowga Musharaxiinta Oo Faah Faahiyey Shir Gaar Ah Oo Maanta U Furmay

0
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay Shir gaar ah ee Maanta oo sabti ah uga furmay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb galaya munaasabadda daah-furka Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuq-maasuqa iyo Ku biiritaanka...

Madarasada khadiija bintu khuweylid ee Baardheere oo Abaal marino gudoonsiisey Ardeyda wax ka barata...

0
Xaflad si heer ah loo soo agaasimey,islamarkaana ay ka soo qayb galeen Boqolaal dadweyne ah oo ay ku jiraan,Odoyaasha ,Waxgaradka iyo Waalidiinta Ardeyda...

Musharaxiinta oo kulan deg deg ah ka yeelanaya habraac doorasho oo halis ah oo...

0
– Midowga Musharaxiinta Soomaaliya ayaa la filayaa inay kulan deg deg ah isugu yimaadaan berri, kadib markii ay warheleen qabyo qoraalka hindisaha Habraaca Xulidda Ergooyinka...

XULASHADA