Madaxweynaha Galmudug oo ka hadlay Xildhibaannada la doortay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa u hambalyeeyay lixda xubnood ee maanta Golaha Baarlamaanka Galmudug u doorteen inay ka mid noqdaan...

Musharax Daahir Geelle ‘’ Doorashooyinka Aqalka sare sida ay ku bilaawdeen waa arrin laga...

0
Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ah musharixiinta xilligaan ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Midowga Musharixiinta ay kujiraan halgan ah in doorashooyinka Soomaaliya...

Deni Oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Puntland

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay todobaadkan Amniga, Caabuqa Covid-19, xaaladda Gobollada iyo Doorashooyinka...

Howlgalka Midowga Africa Oo Qaadayaan Tallaabo Ku Aaddan Dadkii Rayidka Ahaa Ee Lagu Laayay...

0
Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo...

Ra’iisal Wasaare Rooble “Wax Khilaaf Ah Nama Dhexyaallo Aniga Iyo Madaxweyne Farmaajo”

0
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, oo la hadlay ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Nairobi ayaa meesha ka saaray in khilaaf uu kala...

Doorashada Aqalka Sare Ee Galmudug Oo La Soo Gabo Gabeeyay

0
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay doorashada lix kursi oo ka mid ah kuraaska Aqalka Sare ee...

Nin ingiriiska u dhashay oo la qabtay isaga oo u basaasaya Ruushka.

0
Dacwad oogeyaasha federaalka ee dalka Jarmalka ayaa sheegay in ay xireen nin British ah oo ka shaqeynayay safaaradda Britain ee magaalada Berlin, isagoo loo...

RW Rooble oo ka hadlay doorashadii maanta ka dhacday Garoowe

0
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa boggaadiyay doorashadii maanta ka dhacday magaalada Garoowe ee lagu doortay xildhibaanada Puntland ku metalaya Aqalka sare. Qoraal Ra’iisul...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay ganacsatada soomaaliyeed ee ku sugan Nairobi.

0
Ra’iisul Wasaaraha XS Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi ee dalka Kenya...

Galmudug oo billaawday diiwaan-gelinta musharixiinta Aqalka Sare

0
Waxaa magaalada Dhuusamareeb maanta ka billaawday diiwaan-gelinta musharixiinta u tartameysa Aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug Maxamed Daahir...

XULASHADA