Madaxweyneyaashii hore oo u guuray Waqooyiga Muqdisho
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Madaxweyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif ay ka guureen guryihii ay daganaayeen ee aagga garoonka...
Ireland oo xukun ku riday Muwaadin Soomaali ah
Ninkan Eedeysanahaah oo lagu magacaabo Farxaan Cabdirisaaq, oo 40-jir ah ayaa sida la Maxkamadda Dembiyadda ee magaalladda Dublin ee caasimadda Ireland, ka hor qirtay...
DFS oo maanta daah-furtay tallaal cusub
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta daah-furtay qaadashada tallaalii labaad oo looga hortagayo xanuunka COVID-19, kaasi oo ay ku deeqday dowladda Shiinaha.
Safiirka Shiinaha, Wasiir ku xigeenka...
Dad Hor Leh Oo Cudurka COVID-19 Ugu Geeriyooday Somaliland
Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in dad hor leh oo qabay ay Cudurka halista ah ee COVID-19 maalmihii lasoo dhaafay ay ugu geeriyoodeen Somaliland,...
Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo Qarax ku qabsaday Sh.dhexe
Ugu yaraan 17 ruux ayaa geeriyootay halka afar kalena ay dhaawacmeen, ka dib markii miino ay la kacday gaari nuuca dadwaynaha oo marayay wadada...
Beesha Caalamka oo ka hor-timid muddo kordhinta loo sameeyay Dowladda
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada...
Madasha Badbaado Qaran Oo Shaacisay Inay Qaadeyso Tallaabo Lagu Joojinayo Muddo Kordhinta
Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Puntland iyo Jubbaland, Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa si kulul uga hadlay muddo...
Mareykanka Oo Ka Horyimid Muddo Kororsiga Ay Sameeyen Golaha Shacabka
Madaxa Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Aqalka Senate-ka ee dalka Mareykanka Senator Bob Menendez ayaa ka hor yimid Go’aankii shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka ay muddo...
Maxaa ka dhaxeeya Sacuudiga iyo shirqoolkii Jordan?
Sacuudi Carabiya ayaa si adag u beenisay inay ku lug leedahay muranka boqortooyada Jordan, hase yeeshee xariga la-taliyaha dhaxal-suge Mohamed bin Salman ayaa qalqal...
Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyey boqolaal maxaabiis ah
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyay maxaabiis gaareysa 484 oo ku xirnaa xabsiyada deeganada Somaliland.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne...