Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Hakiyey Kireyntii Tiyaatarka Qaranka

0
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa hakiyey ijaarka iyo dib u hawlgelinta maqaaxida Tiyaatarka Qaranka. Isago oo...

Kulan Looga Hadlayay Xoojinta Amniga Oo Lagu Qabtay Magaalada Gaalkacyo

0
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa ka qeyb galay Kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay goobjoog ahaayeen Saraakiisha ugu...

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo La Kulmay Golaha Midowga Musharixiinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Golaha Midowga Musharixinta Madaxweynaha, waxaana kulanka uu ahaa mid diiradda...

Kooxda hobollada Waaberi oo eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya.

0
Magaalada Muqdisho waxaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Kooxda Hobolada Qaranka ee Waaberi, iyagoo si kulul ugu hadlay warqad shalay kasoo baxday hafiiska Wasiirka...

Wasiirka amniga Galmudug oo digniin u diray dadka lagacaha siiya Al-shabaab.

0
Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Wasaaradda amniga ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa tilmaamay in Galmudug iyo Puntland ay isla meel dhigeen iskaashiga sidii loo soo...

Dagaal dib uga qarxay Garba-ciise

0
Dagaal culus ayaa markale dib uga qarxay agagaarka magaalada Garba-ciise iyo aagga tuulada Gawracan ee gobolka Siti ee dowlad degaanka Soomaalida. Dagaalka ayaa waxaa uu...

Midowga Musharixiinta oo War soo saaray

0
Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, kaas oo ay kaga hadlayeen xaaladda dalka gaar ahaan Arrimaha doorashooyinka. Afhayeenka Midowga...

Sanbaloolshe oo sheegay iney wadaan dadaalo uu ku tagayo Cali Guudlaawe Beledweyne.

0
Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe taliyihii hore ee NISA oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in saacadaha soo aaddan ay wada...

Madaxweyne Guudlaawe oo dib ugu laabtay Jowhar.

0
Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas. Madaxweyne Guudlaawe ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay shirkii golaha wadatashiga qaranka...

Haweeneey dilkeeda Tooreey loo adeegsaday oo ka dhacay degmada Matabaan.

0
Wararka laga helayo Degaanka Miira Jibaale oo hostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa xaqiijinaya in halkaas lagu dilay qof Dumar ah oo lagu...

XULASHADA