HOOS KA DHAGEYSO Barnaamijka HAGE 12 Part 5 ee Radio Markabley.

65

HAGE waa Waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka Baxa Radio Markabley FM Baardheere,Maalin kasta oo khamiis ah 2.30 Duhurnimo ,Sidoo kale Habeen kasta oo Khamiis ah 8.30 fiidnimo waxaad dhageysan doontaan Barnaamijka oo Rogaal celis ah.

Su,aasha barnaamijka waana tan: Sidee bulshada looga wacyi -gelin karaa
halista qalalaasaha rabshadaha leh ee gobolkaaga? fadlan u soo dir
aragtidaada lambarka 359 oo ah waa lacag la,aan.