Ciidamo dheeraad oo la geeyay xarunta wasaaradda warfaafinta Soomaaliya
Ciidamo ka tirsan kuwa Koofi Casta ayaa la dhigay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya , iyadoo shaqaalaha dowladda ee ka howlaga Wasaaradaas lagu amray iney...
Xafiis Cusub uu yeelanayo saldhiga booliska Dhuusamareeb oo xariga laga jaray.
Waxaa kasoo qeyb galay furitaanka Xafiiska Mas’uuliyiin Sare oo ka tirsan Dowlad goboleedka galmudug sida Xildhibaanno, Wasiiro, Maamulka Degmada, Saraakiil Boolis iyo Ururada Saxaafadda...
M/weyne hore Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Bashiir Goobe.
Madaxweynihii hore ee soomaaliya Sidookale ka mid ah xubnaha midowga musharixiinta mucaaradka Xasan Shiikh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Taliyihii uu Ra”iisul Wasaaraha ku...
Puntland oo xukun dil ah ku riday Seddex ruux.
-Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Maanta xukun ku riday Saddex rag ah oo lagu eedeeyay inay inay kufsi...
Musharixiinta mucaaradka oo ka hadlay shaqo joojintii Fahad Yaasiin.
War qoraal ah oo ka soo baxay midowga musharixiinta mucaaradka ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka uu R/wasaare Rooble shaqo joojinta ugu sameeyay Taliyiha Nabad...
Jubbaland oo cambaareyn kala dul dhacday MW Farmaajo.
War qoraal ah oo ka soo baxay Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa lagu taageeray go’aanka uu R/wasaare Rooble shaqada ugu joojiyay Taliyaha Hay’adda Nabad...
Maxay ka dhaheen Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye go,aankii RW Rooble?
Maanta waxaa muqdisho kulan ku yeeshay Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye iyagoo kulankooda kasoo saaray Warmurtiyeed ay taageero ugu muujinayeen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed...
Milatariga Guinea oo Af-gambi kula wareegay taladii dalkaas.
Milatariga dalka Guinea oo gacanta ku dhigey madaxweyne Alpha Conde, iyagoo ku dhawaaqay in ay Af-gambi kula wareegeen taladii dalkaas.
Sarkaal u hadlay militariga ayaa...
Fahad Yaasin oo dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa kasoo jawaabay dalabkii Rooble
Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yasin Xaaji Dahir ayaa maanta la sheegey inuu kasoo jawaabey dalabkii Ra’isul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Waaberi.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa Sugal Cali Ayaanle u magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada Waaberi.
Guddomiyaha gobolka Banadir ayaa bishii...


















