Dowladda Soomaaliya Oo Digniin Culus U Dirtay Kenya Iyo Jabuuti
Dowladda Soomaaliya ayaa digniin Culus u dirtay Dowladaha Kenya iyo Jabuuti, oo ay sheegtay in ay carqaladeyn ay ku wadaan go’aankii kasoo baxay Midowga...
Ciidamada Puntland oo qabtay hub iyo dadkii watay
Laamaha kala duwan ee Amniga Gobolka Bari, ayaa xalay hawlgal qorshaysan ku qabtay koox rag ah oo hub iyo rasaas badan watay.
War ka soo...
Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Degmada Xamar Jajab
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa guddoomiye cusub u magacaabay degmada Xamar Jajab, kadib markii 17 bishan Abril...
Madaxweynaha Puntland oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Sool
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad-gobolleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiyaha gobolka Sool.
Gobolka Sool ayaa waxaa ku muransan Somaliland iyo Puntland, iyadoo...
DEG DEG:-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Warsheekh Oo La Dilay
Kooxo ku hubeysnaa Bastoolad ayaa goor dhow xaafad ka tirsan degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir waxaa ay ku dileen Xildhibaan ka tirsanaa Golaha deegaanka...
Odowaa oo weerar culus ku qaaday QOOR-QOOR
Cabdiraxmaan Odowaa, xoghayaha Madasha Xisbiyada Qaran oo sidoo kalena ah mudane ka tirsan golaha shacabka ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxweynaha maamulka Galmudug,...
Tallaabo uu qaaday wasiirka difaaca Sweden oo ka carreysiisay Turkey
Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto xiriir dhex maray laba wasiir oo Swedish ah iyo...
Wasiirka Waxbarashada oo warbixin ka dhageystay guddi loo xilsaaray Waxbarashada 5ta sano ee soo...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdiraxman Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo Wasiir...
Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika
Alle ha u naxariistee waxaa goordhaweyd dalka Koonfur Africa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku ganacsada dalkaasi, waxaana kasoo baxaya...
Angola oo Soomaaliya iyo Kenya u soo magacaawday hal safiir
Madaxweynaha Dalka Angola João Lourenço, ayaa Soomaaliya u soo magacaabay Safiir cusub, kaasi oo lagu magacaabo Sianga Abílio.
Sidoo kale Safiirkaan cusub ayaa noqon doona...