Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay duleedka Beledweyne

0
Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen dad beeraley ah oo ku sugnaa degaanka Banka oo u dhow degaanka Kabxanleey oo ka tirsan...

Biden oo hanjabaad u diray Kooxda Daacish

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden  ayaa sheegay in daad-gureynta ka socota garoonka Kabul ay sii socon doonto, kaddib qaraxyadii ay ku dhinteen 60-ka qof, oo...

Q.M iyo M. Yurub oo cambaareeyey weerarkii Kabul

0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa cambaareeyay weerarkii dhimashada dhaliyay ee Khamiistii shalay ka dhacay garoonka dayuuradaha ee Magaalada Kabul ee caasimadda...

Koox hubeysan oo dad ku laayay Nigeria

0
Koox hubeysan ayaa toogtay  36 qof waxayna burburiyeen dhismayaal ku yaalla tuulo u dhow magaalada Jos ee bartamaha Nigeria. Dableyda ayaa  gowrac iyo rasaas isugu...

Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysanaysay Muqdisho

0
Ciiidamo booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay ka fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ay soo qabtay afar nin oo burcad ah, kuwaasi oo dhac...

Galmudug oo ka hadashay deegaanada ay ka baxeen ciidamada xoogga iyo daraawiishta Galmudug.

0
Wasiirka warfaafinta maamulka Galmudg Axmed Shire Falagle oo la hadlay Idaacadda Kulmiye ayaa waxaa uu beeniyay in ciidamada xoogga iyo daraariishta Galmudug ay isaga...

Faahfaahino ka soo baxaya dad lagu diley gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta lagu dilay lix ruux oo shacab, saddex kalana la dhaawacay, ka dib markii...

Saraakiil ka tirsan Booliska Hir-Shabeelle oo tababar loogu so xiray Jowhar

0
56 sarkaal oo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa qaatay tababar soconayay muddo shan maalmood ah oo ku saabsan maareynta nidaamka Dadweynaha. Ciidamada tababarka...

Jubaland Oo Mamnuucday In Hub Lagu Dhex Qaato Magaalada Kismaayo

0
Maamulka Jubaland ayaa soo saartay awaamiir lagu mamnuucayo hubka lagu dhex qaato magaalada Kismaayo, si loo xaqiijiyo amaanka magaalada oo la filayo dhawaan in...

Wasiirka gaadiidka iyo Cumar Filish oo ka wada hadlay horumarinta adeegyada Gaadiidka.

0
Wasiirka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiska wasaaradda gaadiidka iyo duulista ku qaabbilay guddoomiyaha Gobolka...

XULASHADA