Rag looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab iyo gaari ay wateen...
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen magaaladaasi ay ku qabteen...
Digniin laga soo saaray in Al-Shabaab ay weeraro ka fuliyaan dalka.
Xarunta Al Azhar ee la dagaalanka Xagjirnimada ayaa ka digtay Hanjabaadaha Al shabaab ka imaanaya oo qorsheenaya weeraro cusub oo argagexiso inay gaystaan.
Bayaan ka...
DFS oo soo gabagabeeyay dacwad loo haysto hay’adda cilmi baarista Sahan
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa soo gabo-gabeeyey baarista Gal-dacwadeedka Hay’adda SAHAN RESEARCH oo Dowladda Soomaaliya horay uga mamnuucday in ay Dalka ka shaqayso.
Xeer-ilaaliyaha...
Diblumaasiyiinta safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo maanta soo gaaraya Muqdisho
Shaqaalaha safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa maanta dib ugu soo laabanaya Soomaaliya iyagoo fulinaya amarkii dowladda ee ahaa in muddo 7 maalmood ah...
Senator Mustaf Qorax oo xubin ka ahaa Aqalka Sare oo Hargeysa iska dhiibay
Waxaa maanra magaalada Hargeysa gaaray Mustafe Qodax oo ahaa Senator ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.
Mustafe Qodax ayaa sheegay inuu iska...
Akhriso: Nuxurka war-murtiyeed laga soo saaray shirkii IGAD ee Jabuuti
Marka la eego qeybta Soomaaliya khusaysa war-saxafadeedka kasoo baxay shirkii IGAD ee Jabuuti ka qabsoomay, waxaa aad looga hadlay arrimaha doorashooyinka dalku galayo sanadkaan...
HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA BEERAHA,QEYBTA LABAAD EE NAFAQADA WANAAGSAN
Kulanti wanaagsan Dhageystayaal ku soo Dhowaada Barnaamijka Beeraha oo Saaka aan ku eegi doono Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada oo ay idiin...
Xubno Al-Shabaab ah oo afduubtay guddoomiyihii deegaan ka tirsan G/Waqooyi Bari Kenya
Wararka aan ka heleyno gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen deegaan lagu...
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray sanad guurada 77-aad ee Booliska Soomaaliya
War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweyne Farmaajo uu hambalyo ku aadan sanad guuradooda 77-aad u diray ciidamada booliska Soomaaliyeed.
“Madaxweynaha...
Dagaal ka dhacay duleedka gobolka Hiiraan
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta uu dagaal ka dhacay deegaan dhaca duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Dagaalka ayaa...


















