Kooxo hubeysan oo dil ka geystay degmada Yaaqshiid
Wararka naga soo gaaraya degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Kooxo hubeysan ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka booliska...
Khilaafka u dhexeeya Masar iyo Itoobiya oo sii xoogeystay.
Dowladda Masar ayaa waxa ay iskudayaysaa inay xoojiso awooddeeda diblumaasiyadeed iyo mid milateriba ee ay ku leedahay gudaha Afrika, xilli ay sare usii kacayso...
Wasiirka Howlaha Guud oo Wasiirka Dhallinyarada ku wareejiyay nashqadda dhismaha xarunta Wasaaradda cayaaraha
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Dhallinyarada iyo...
Diyaar garowga xuska Maalmaha xoriyadda oo laga dareemayo Muqdisho iyo Gobollada dalka
Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka waxaa ka socda diyaargarowgii ugu dambeeyay ee lagu maamuusayo todobaadka xoriyadda, kaas oo ay abaabulkeeda leeyihiin Guddi Wasiiro ah...
Madaxweynaha Koofur galbeed oo soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka.
Socdaalka Madaxweynaha ayaa...
Madaxwayne ku xigeenka Maraykanka oo markii ugu horeesay booqanaya xadka Meksiko.
Madaxwayne ku xigeenka Maraykanka Kamala Harris ayaa markii ugu horeesay jimcaha soo aadan booqanaysa xadka koonfureed ee uu Maryakanku la wadaago dalka Meksiko.
Kamala Harris...
Kenya oo ka hadashay weerar ay AL-shabaab ku qaadeen magaalada Mandhera.
Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen ciidamada Kenya, ee ku sugnaa xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya, iyagoona halkaasi ku dilay askar...
Madaxda M/goboleedyada oo la filaayo in saacadaha soo aadan ay soo gaaraan magaalada Muqdisho.
Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan madaxda maamul goboleedyada ee kala ah Galmudug, Koofur galbeed, Hirshabelle, Jubbaland iyo...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo sagootiyay Safiirka Findland u joogay Soomaaliy
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka sii baxaya ee Finland u joogay Soomaaliya Mr...
Taliye Xijaar oo iyo wafti ka socda booliska caalamiga ah ee INTERPOL oo kulan...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL kuwaas oo...


















