RW Rooble oo la kulmay safiirka Midowga Yurub

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tina Intelmann. Kulanka aya waxaa looga...

Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo codsi u diray Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed.

0
Guddiga Doorashada xildhibaanada Gobolada Waqooyi ayaa ka codsaday Ra’iisul wasaare ku-xigeen  Mahdi Maxamed Guulleed iyo Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi Cabdilahi inay Soo...

Rooble oo markale degniin culus kasoo saarey kiiska Ikraan tahliil.

0
Qoraal Kasoo baxey Xafiiska Ra’iisul Waasaraha Somaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Lagu sheegey in uu ka digayo isku day kasta oo lagu marin...

Cumar Filish oo kahadlay qaraxii kadhacey Wadajir.

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday qaraxii caawa ka dhacay Maqaaxi...

Faah faahin : qarax kadhacey muqdisho.

0
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax qasaare xooggan geestay oo kadhacey degmada Wadajir ee Magaallada Muqdisho . Sidoo kale wararka waxa ay sheegayaan...

Jabuuti oo ka hadashay Warar laga faafiyey xaaladda Caafimaad ee MW Geelle

0
Qoraal uu bartiisa twitter-ka ku baahiyay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Jabuuti Mahamoud Ali Youssouf, ayaa wuxuu ku beeniyay wararka sheegaya in xaaladda...

DEG DEG:-Muuse Suudi oo mar kale loo doortay Senator ka tirsan Aqalka Sare

0
Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay wareega saddexaad ee kursigii ugu horreeyay ee doorashada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka...

Mareykanka oo sheegay in halis argagixiso laga filan karo dalal ay ku jrto Soomaaliya

0
Shir amniga Maraykanka looga hadlayay oo ka dhacay magaalada Washington, ayaa xilli ay khudbad jeedinaysay Agaasimaha Sirdoonka Maraykanka Avril Haines waxa ay sheegtay in...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Suldaan Cumar Suldaan Maxamed.

0
adaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Sweden

0
Madaxweyne Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Boqortooyada Sweden u soo magacawday Soomaaliya Mudane...

XULASHADA