Mareykanka oo gantaalo digniin ah ku riday doon ay leedahay Iran
Pentagon ayaa sheegtay Markab ka mid ah kuwa ilaaliya badaha Mareykanka inuu gantaallo digniin ah uu ku riday doomo ay leedahay Iraan oo si...
Waare Oo Shaaciyay Wasaaraddo Xayiray Dhaqaale Beesha Caalamka Ugu Deeqday Fataahadaha
Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wasaaraddo ka tirsan Xukuumadda xilgaarsiinta ku eedeeyay inay xayireen dhaqaale farabadan oo loogu tala-galay...
Puntland oo shaacisay jadwalka imtixaanka ah ee shahaadiga ee 202
Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021.
Wasaaradda ayaa sheegtay, in maalin Sabti ah oo ku beegan...
Kenya oo hakisay duulimaadyadii ka tagi jiray Soomaaliya
Hay’adda duulista hawada Kenya ayaa hakisay dhammaan duulimaadyadii u dhexeyey Soomaaliya iyo Kenya, laga bilaabo maanta oo Talaado ah.
Xayiraadda duulimaadyadan waxa keliya ka reeban...
Laftagareen oo Baydhaba ku qaabilay xubno ka socda wakiillada Beesha Caalamka
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa maanta Madaxtooyadda KGS ee Baydhaba ku qaabilay wafidi ay hogaamineysey ku xigeenka koowaad ee wakiilka gaarka...
DF Soomaaliya oo ka hadashay go’aanka ay Kenya ku joojisay duullimaadyadii labada dal
Wasiirka Gadiidka Duulista Hawada XFS Duraan Faarax oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan garaneyn sababta keenta qoraalkii kasoo baxay dowladda Kenya...
Dalalka ku bahoobay Bariga Afrika oo ka hadlay codsi uga yimid Soomaaliya
Xoghayaha cusub ee Waddamada ku bahoobay Bariga Afrika Dr. Peter Mathuki ayaa ka hadlay goorta ay suurta gal tahay in Soomaaliya ay ku biirto...
Farmaajo Oo Ku Wajahan Uganda Iyo Ujeedka Safarkiisa Oo La Shaaciyay
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in todobaadkaan gudihiisa uu safar ugu ambabaxo Magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda.
Farmaajo ayaa...
Rabshado kale oo ka dhacay Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa iyo ciidamada Israel oo galay
Rabshado ayaa markale Isniinta maanta ah ku dhex maray ciidamada ammaanka Israel iyo Falastiiniyiin cibaadaysanayay agagaarka masaajidka Al-Aqsa ee magaalada Qudus, ayada oo ciidamada...
Golaha Iskaashiga Khaliijka Oo Ka Hadlay Dib U Soo Celinta Xiriirka Somalia Iyo Kenya
Hadal-qoraal oo uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Golaha Iskaashiga Gacanka Khaliijka ee GCC, Dr. Nayif Falax Mubaarak Al-Hajraf ayaa waxa uu soo dhaweeyey...