Puntland oo shaacisay jadwalka imtixaanka ah ee shahaadiga ee 202

30

Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa si rasmiya u shaacisay jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee sannad-dugsiyeedka 2021.

Wasaaradda ayaa sheegtay, in maalin Sabti ah oo ku beegan 22-ka bishan May uu bilaaban doono imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada dhexe iyo sare, islamarkaana uu soo geba-gaboobi doono 27-ka bishan oo ku beegan Khamiis.

Sidoo kale, Wasaaradda ayaa soo bandhigtay laba warqadood oo muujinaya shaxda jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee labada heer.

Hoos ka daalaco shaxda jadwalka labada heer