Faah-faahino ka soo baxaya dagaalka Ciidanka Ahlu-sunna iyo kuwa Dowladda
Ciidamo hoos yimaada hoggaankii Maamulka Ahlu-sunna ayaa dib ula wareegay deegaanka Bohol oo hoosyimaada Magaalada Dhuusamareeb ee xarruunta Galmudug.
Dagaal subaxnimadii saaka billaawday ayaa is-taagey,...
Senator loo doortay Aqalka Sare oo shaaciyay inuu isku day Dil ka badbaaday
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo shalay loo doortay inuu noqdo Senator ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa...
RW Rooble oo ka hadlay Doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland ee lasoo gaba-gabeeyay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Senatarodii Maanta lagu doortay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasi...
Xukun lagu riday Askari Dhac dartiis Magaalada Muqdisho ugu dilay qof shacab ah
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo khamiis ah xukun dil toogasho ah ku riday Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan...
DFS oo sheegtay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay howlgal ku dishay.
Ciidamo iskugu jira Militari iyo Boolis oo ka wada tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa howlgal wada jir ah ka fuliyay tuulooyinka hoostaga Wabiga Shabeelle.
Ciidamada ayaa...
Afar dhalinyaro ah oo Ciidanka Booliska Hir-shabelle ay ku xireen Jowhar.
Wararka aan ka heleeno Magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Goboleedka Hir-shabelle ayaa sheegaya in afar dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadka ku dhaqan...
Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay amniga iyo dhaqaalaha.
Axmed Maxamed Islaam Madaxweynaha Maamulka Jubbaland (Madoobe) ayaa gudoomiyay Shirka kulanka Golaha wasiirada Maamulkaas oo khamiis walba ka qabsooma Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel...
Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada Puntland?
Madaxweynaha Maamulka Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir guddoomiyay Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Maamulkaasi Puntland, iyadoo looga hadlay amniga, ansixinta Siyaasadda Biyaha Puntland,...
Ciidanka Dowladda oo la wareegay degaan ay isku Uruursanayeen Ciidanka Ahlusunna
Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Milateriga qeybta 21-aad ayaa lagu soo warramayaa inay la wareegeen degaanka Bohol oo dhanka waqooyi ka xiga...
5 kursi oo ka harsaneyd Doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada oo la doortay...
Magaalada Muqdisho waxaa goordhow lagu soo gabagabeeyay doorashada shan kursi oo ka harsaneyd kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee kasoo galaya BFS.
Doorashada...


















