Shir Laga yeeshay Amniga Gobolka Bari Oo Ka Dhacay Boosaaso.

0
kulan looga hadlaayey amniga guud ee gobolka bari ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boosaaso kaas oo ay ka soo qeyb galeen taliyaasha dhanka amaanka...

Maxaa looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta ?

0
Fadhigii 75aad ee golaha wasiirrada  Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi uuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil...

Madaxweyne Lafta Gareen oo soo gaaray Muqdisho

0
Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka. Wafdiga madaxweyne...

Madaxweynaha Jubbaland oo soo gaaray Muqdisho.

0
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaamka, ayaa  soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ay ku soo dhaweeyeen wasiiro iyo xildhibaano ka...

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Puntland Oo Ku Geeriyooday Muqdisho

0
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowlad goboleedka Puntland, Cabdi samad Cali Shire ayaa maanta oo khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Marxuumka oo muddooyinkii u...

Japan Iyo UNICEF Oo Iska Kaashanaya Taagerida Qeybinta Tallaalka COVID-19 Ee Somalia

0
Dowladda Japan oo lacag soo marineysa iskaashiga wada-shaqeynta ah ee ay la leedahay UNICEF, ayaa ku deeqdey ku dhowaad $900,000 oo ah deeq degdeg...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Gaadiid Dagaal Lagu Wareejiyay

0
Hay’adda UNMAS oo Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabashada miinooyinka, ayaa maanta taliska Ciidanka xoogga dalka waxay ku wareejisay gaadiid iyo agabyo kale...

Israaiil oo diiday inay joojiso duulaanka ay ku qaaday marinka Qasa

0
Warar laga helay wasaaradda gaashaandhiga Israel ayaa lagu sheegay inay jirin wax xabad joojin ah oo ay la galeen ururka hubeysan ee Xamaas ee...

Muuse Biixi oo eedeyn u jeediyay DFS

0
Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in xukuumadiisa ay mudnaanta kowaad siin doonto sidii ay Soomaaliland aqoonsi u heli lahayd. Mr Biixi oo xalay...

Qaban Qaabada shirka doorashooyinka oo ka socda Muqdisho iyo Wafuud ku soo wajahan

0
Waxaa saacadaha soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ay soo gaaraan wafuud ka socda madaxda dowlad goboleedyada kala ah Galmudug, Hirshabelle, Koofur Galbeed,...

XULASHADA