Guddoomiye Shuute oo kaga digay ciidamada in ay ku milmaan doorashooyinka

0
Guddoomiyaha maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Xasan Cali Nuur Shuute oo la hadlay warbaahinta ayaa ciidamada ugu digay in ay ku milmaan...

Maxamuud Maxamed oo noqday xildhibaankii afaraad oo lagu doortay Baydhabo.

0
Xildhibannada baarlamaanka dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa kursiga afaraad ee aqalka sare u doortay Senatar Maxamuud Maxamed Abdinur (Garabeey). Maxamuud Maxamed Abdinur ayaa helay...

Madaxweyne Qoor qoor oo ka hadlay dagaalka ka socda Mudug

0
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalada Al-shabaab looga saaray deegaano ka tirsan Koofurta gobolka Mudug. Qoor qoor ayaa hambalyo...

Xasan Shiikh oo ka hadlay doorashada ka socota Baydhabo

0
Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ku amaanay dhammaan dadka kasoo jeeda Koofur Galbeed in ay muujiyeen ka go’naanshaha qaadashada kaalintooda kaga aaddan...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo gaaray Dhuusa-mareeb

0
Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa gaaray magaalada dhuusa-mareeb ee caasimada maamulkaasi. Garoonka magaalada dhuusa-mareeb ayaa waxaa aad ugu soodhaweeyya...

Kooxda Horseed oo ku guuleesatay horyaalka Somaaliya.

0
Kooxda kubadda cagta ee Horseed laguna naaneyso Cawo iyo Maalin ayaa maanta oo isniin ah ku guuleysatay horyaalka Somali Premier League muddo 40 sano...

Maxay ka wada hadleen M/weyne ku xigeenka Galmudug iyo xubno ka socday QM?

0
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug ayaa la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Anita Kiki Gbeho. Madaxweyne ku xigeenka...

WARARKA Taliye Xijaar “Majiro Musharax aan u diidnay Warqadaha Dambi la’aanta iyo mid aan...

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen Xijaar oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in aysan jirin cid loo diiday waraaqda danbi la’aanta ah ee...

Cabdi Xaashi Oo Ka Digay Inay Doorasho Qabtaan Garabka Mahdi Guuleed

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta ka hadlay khilaafka u dhexeeya Guddiga doorashada Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee Somaliland. Guddoomiye...

Diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya kuraasta aqalka sare oo ka socota Baydhabo

0
Magaalada Baydhabo waxa maanta ka socota diiwaangalinta 10 murashax oo u tartami doona shan kursi oo kamid ah Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka oo...

XULASHADA