Midowga Africa Oo Qaadey Tallaabo Ka Dhan Ah Dalka Sudan

0
Midowga Africa, ayaa ka saarey dalka Sudan xubinnimadii iyo dhammaan hawlaha ururkani, illaa iyo inta lasoo celinayo dowlad kumeel gaar ah oo heysata sharciyad...

Maxay Ka Wada Hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Duqa Muqdisho?

0
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Camar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) ayaa kulan ku yeeshay xarunta Xarunta dowladda...

RW Rooble Oo Warbixin Ka Dhageystay Wasiirka Qorsheynta Xukuumaddiisa

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumairnta dhaqaalaha. Ra’iisul Wasaaraha oo soo...

Puntland oo si adag u beenisay in ay taageertay Ahlu-sunna

0
Maamulka Puntland ayaa beeniyay warar soo baxayay oo sheegayay in ay ka qey yihiin dadka taageeraya dagaalka afarta maalmood ee la soo dhaafay ka...

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Madaxa Hay’adda UNDP?

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay Madaxa ugu sareeya Hay’adda UNDP ee Somalia Jocelyn Mason. Kulankaan ayaa looga hadlay Horumarinta iyo...

Galmudug oo u hanjabtay dadkii taageeray Ahlusunna

0
Taliyaha Ciidamada Booliska degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud Cismaan Cali Hudeey ayaa sheegay in guud ahaan ay xaqiijiyeen amniga degmada kadib dagaalo muddo Afar...

Maamulka Guriceel oo Shacabkii barakacay ugu baaqay inay soo laabtaan

0
Ciidamada dowlada federaalka iyo kuwa Dowlad Hoboleedka Galmudug ayaa dhamaan la wareegay fariisimihii Ciidan ee ay ka dagaalamayeen xoogaga hubeysan ee Ahlusunna ee degmada...

Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo gaaray degaano abaaro daran kajirta.

0
-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland, Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay Magaalada Dhoobleey ee Gobolka...

Galmudug oo Amartay in loo gurmado dadkii ka barakacay Guriceel

0
Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid, ayaa furay Shirka agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa bannaan ee Galmudug oo maanta ka qabsoomay magaalada...

Meydad hor leh oo laga soo saaray goobihii lagu dagaalamay ee Guriceel

0
Wararka naga soo gaaraya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in maanta xaafadaha waqooyi ee Magaaladaasi laga helay meydad hor leh,kadib markii afartii maalmood ee la...

XULASHADA