Mahdi Guuleed oo lagu eedeeyay in uu boobayo kursiga summadiisu tahay 239.

0
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa loo jeediyay eedeyn ku aadan in uu boobayo kursiga tirisigiisu yahay 239, oo ka tirsan...

Kalfadhiga 49-Aad Ee Golaha Wakiillada Puntland Oo Xirmay Iyo Deni Oo Khudbad Ka Jeediyay

0
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland  Gudoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa Khudbad ka jeediyay Furitaanka Kalfadhiga 48-aad ee Golaha Wakiillada puntland kaas oo uu...

Lafta gareen oo xariga ka jaray dhismo cusub oo garoonka diyaaradaha ee Magaalada Xudur.

0
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed mudane Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ay wehelinayeen Wasiiro uu ka mid yahay Wasiirka gadiidka iyo duulista Hawada...

Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Ee Gobolada Waqooyi Oo Lasoo Saaray

0
Senator Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya ayaa si Wadajir ah u soo saaray habraaca Doorashada Golaha shacabka ee xildhibaanada Gobolada Waqooyi...

Maraakiib Shisheeye Oo Kalluumeysi Sharci Darro Ah Ka Wada Badda Soomaaliya

0
Qaar ka mid ah kalluumeysatada Soomaaliyeed ee ka jilaabta xeebaha Bariga Mudug ayaa cabasho ka muujiyay koorka maraakiib shisheeye oo si sharci dara ah...

Maxay Salka Ku Haysaa Xiisadda U Dhexeeysa Dowladdaha France Iyo Britain?

0
Dacwad oogayaasha France ayaa Jimcaha maanta ah amar ku bixiyay in maxkamad la soo taago kabtanka markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Britain kaasi...

Koonfur Galbeed oo war kasoo saartay Abaaraha ka jira deeganadeeda

0
Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyin Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya (KGS) ayaa war saxaafadeed ka soo saartay xaaladda arrimaha bani’aadanimada ee deegaanada (KGS). Wasaaradda...

Dagaalo ka dhacay degaano ka tirsan Jubbada Hoose

0
Dagaalada oo geystay khasaaro kala duwan ayaa waxaa ay ka kala dhaceen degaannada Kulbiyow iyo Taabto oo katirsan Gobolka Jubbada Hoose ee Maamulka Jubbaland. Dagaalada...

Taliyaha Ciidanka xoogga oo la kulmay Odayaasha Dhaqanka Guriceel

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janeraal Odawaa Yuusuf Raage oo ay wehliyaan Taliyaha Guutada 15-aad iyo Taliyaha qaybta 21-aad ayaa la kulmay odayaasha iyo...

Beesha Caalamka Oo Maanta War Kasoo Saartay Doorashooyinkii Ka Dhacay Puntland

0
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay doorashadii Golayaasha degaanka ee maalmo kahor ka dhacday degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ee dowlad Goboleedka Puntland, doorashooyinkaas...

XULASHADA