Midowga Musharaxiinta oo sheegay in aysan aqbali doonin in la boobo doorashada golaha Shacabka

0
Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay dib u dhaca isdaba-joogga ah, daahfurnaan la’aanta iyo daaha ula kaca ah ee doorashooyinka. Golohu wuxuu...

Senator Yuusuf Geelle Ugaas oo is-casilay

0
Senator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka. Warqad...

Dowladda Jabuuti oo walaac ka muujisay Colaada Itoobiya

0
Dagaalka Itoobiya waxa uu halis ugu jiraa in uu meesha ka baxo horumarka dhaqaale ee 20 sano ee la soo dhaafay ka socday dalka...

QM oo ugu baaqday DF in Doorashada lagu soo gabagabeeyo sanadkaan.

0
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan ayaa ku baaqay doorashada Golaha Wakiillada Shacabka ee Soomaaliya in...

Madaxweynaha K/Galbeed Oo Si Deg-Deg Ah Ugu Soo Laabtay Magaalada Muqdisho

0
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen oo maalmihii lasoo dhaafay safar qaatay maalmo ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib...

Rooble oo Madaxda maamul Goboleedyada ugu baaqay in la qabto doorashada golaha shacabka.

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo xalay ka hadlayay munaasabad loogu sameeyay magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashada Golaha...

Guddiga doorashooyinka oo ku baaqay in si deg deg ah loo soo xulo Ergooyinka...

0
Afhayeenka Gudiga Doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ay u soo gudbiyeen liiska Shan kursi oo doorashadooda...

Qoor qoor oo sheegay in ay bilaabanayaan qabashada doorashada golaha shacabka.

0
Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa sheegay in Dowlad Goboleedka Galmudug bilaabayso doorashada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwayne Qoor...

Dhageyso;TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA WAXBARASHADA HIRDA EE BAARDHEERE(SAWIRRO)

0
Ku Soo dhowaadka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA oo maalin kasta oo Khamiis ah ka bixi doona Radio Markabley ,waxaadna Radio Markabley aad ka...

AMISOM oo Ciidamo horleh keentay Soomaaliya

0
Magaalada Muqdisho waxaa saacadihii la soo dhaafay soo gaaray Ciidamo ka tirsan booliska howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, kuwaas oo ka socda waddanka Chana. Ciidamadaan...

XULASHADA