Midowga Musharixiinta oo muqdisho ku leh shir wajigiisa 2-aad ah.

53

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhow waxaa magaalada Muqdisho uga furmay Wejigii labaad ee Shir kadib markii dhawaan ay sheegeen in doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ay  boob ku bilaabatay.

Shirkaan xubnaha maanta ku sugan waxaa ka mid ah Madxweynayaashii hore ee dalka waxana inta badan looga hadliyaa xaalada dalka iyo doiorsharoyinka ka bilaabatay qaar kamid ah mamul goboledyada

Tan iyo markii ay bilabatay doorashada xilibanada goalha shacabka waxaa qayala dhaan mujinayya musharaxiinta u taagan xilka madxweynaha soomliya iyaga oona ka walacsan qaabka ay u bilabatay doorshada

Sidoo kole qayla dhaan ayaa ka soo yereysay qabaailada soomaaliyed, kuwaas oo sheegay in la boobay kuraasta ay ku lahayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya.