Axmed Madoobe Iyo Deni Oo Isku Raacay Qorshe Cusub Oo Ku Aaddan Doorashada Golaha...
Iyadoo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed maxamed islaam (Axmed Madoobe) uu ku sugan yahay magaalada Garoowe ee Xarunta Dowlad Goboleedka Puntland, ayaa waxaa jira...
Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta kulan kayeelan doona arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.
Wakiilka gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM , James Swan iyo madaxa AMISOM, Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin looga dhageysan doonaa kulanka Golaha...
Laamaha Ammaanka DF oo gacanta ku dhigay Jaakado qaraxyo ay ka baxaan.
Ciidamada Booliska Soomaaliya gaar ahaan kuwooda ku sugan Siinka dheer ee Duleedka Muqdisho ah ayaa gacanta ku dhigay Jaakado Qaraxyo ay ku xiran yihiin...
Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab
Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu qorshaysnaa ka fuliyay Degmada Dharkeenley iyo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka...
Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtii muddo kordhinta QM ee cunaqabataynta hubka
Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Abuukar Daahir Cismaan Abuukar Baalle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya awood buuxda loo siiyay in hub walba oo galaya...
Turkiga oo dowladda Soomaaliya ku wareejiyay Gaadiid dagaal
Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta Dowladda Turkiga kala Wareegtay Gaadiidka Gaashaaman oo loogu tala galay in Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska Gor-gor...
Rooble oo kormeeray goobaha doorasho ka dhaceyso Dhuusamareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo socdaal ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee xaruunta mamaulka Galmudug ayaa halkaa kulan kula qaatay Guddiga...
Dowladda oo u digtay dad caqabad ku ah dhismaha wadada Muqdisho & Jowhar
Wasiirka Wasaaradda Amniga gudaha Xildhibaan Cabdullaahi Maxamad Nuur iyo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta XFS Xil. Maxamed Aadan Macalin Soomaali...
Wasaaradda waxbarashada oo joojisay in goobaha waxbarashada ay ka amar qaataan gobolka Banaadir
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa amray iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka Banaadir ineysan ka amar qaadan Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir, xilli horey...
RW Rooble Iyo Qoorqoor Oo Kulan La Qaatay Guddiyada Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddiyada doorashooyinka ee Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed,
Kulanka uu Rooble...


















