Wafdi ka socda Maamulka Jubbaland oo ka qeyb galaya Shirka…
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa Magaalada Dubai ee isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgalay shirka asbuuca Saliidda ( Shidaalka) ee...
Wakiilka QM oo gaaray Baydhabo kulamana bilaabay
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Gudoomiyaha Baarlamanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr Cali Saciid Faqi ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi ay hogaamineysay Kaaliyaha...
Shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo lagu xiray caasimadda Itoobiya
Ugu yaraan sagaal ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo kuwa ku tiirsanaa ayaa lagu xiray caasimadda Itoobiya, sida ay sheegtay hay’adda caalamiga ah.
Afhayeen u...
Xasan Sheekh oo markale ku baaqay in la dedajiyo arimaha doorashooyinka Dalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ay muhiim tahay In lafuliyo qodobadii lagu hashiiyay ee ku saabsan arimaha doorashooyinka Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo faray Guddiyada Doorashada in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa faray Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed in ay sida ugu dhaqsiyaha badan...
Shir looga hadlayo mustaqbalka Ciidmada Amisom oo ka dhacaya Muqdisho.
-Waxaa Saacadaha Soo socda lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay kulan muhiim ah ku yeeshaan Wafdi kasocda Golaha Ammanka, Midowga Africa iyo Dowladda Soomaaliya...
Goobaha ay ka dhacayaan Doorashda Baarlamaanka Soomaaliya Oo la shaaciyay.
Guddiga Amniga Doorashooyinka Qaranka ayaa soo bandhigay goobaha ay ka dhacayaan doorashada baarlamaanka Soomaaliya.
Mas’uul ka tirsan Maamulka G/ Banaadir oo sheegay in uu dil qorsheysan ka badbaaday
Guddoomiye kuxigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Maamulka degmada Wadajir Ciise Shiraawe Cabdi ayaa sheegay in Maanta weerar qorsheysan lagu qaaday xilli uu ku wajahnaa Xarunta...
Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiir Finland Soo Magacaawday
Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka, waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo si adag kaga hor yimid qoraal ka soo Baxay Wasaaradda...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray Adeega Waxbarasho ee Gobolka Banaadir.
Qoraalka Maamulka Gobolka Banaadir ay soo saareen ayaa sii aad loogu dhaliilay Wasiirka...


















