Farmaajo oo Warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay laba Danjire
Madaxweynaha somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey ay u soo magacaabeen Soomaaliya, Maxamed...
Madaxweyne Lafta-gareen oo faah-faahiyay ujeedka safarkiisa
Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa gaaray magaalada Kismaayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee Jubbaland, isaga oo kulamo lala leh madaxweynaha maamulkaasi, Axmed Maxamed Islaam...
Soomaaliya iyo QM oo ka wadahadlay Ilaalinta Xuquuqul Insaanka
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mne. Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee UNSOM, Danjire James Swan, si ay...
Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo
Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa shir gudoomiyey Shir aan caadi ahayn oo looga hadlayey...
Madaxweynaha Somaliland oo qaabilay Wafdi ka socda Congress-ka Mareykanka
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ku qaabilay wefdi ballaaran oo ka socda Congress-ka Mareykanka oo safar shaqo...
DFS oo heshiis ku kacaya $8.64 Milyan Dollar la saxiixatay Finland
Wasiirka Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji iyo Safiirka dowladda Finland ee Soomaaliya Marwo Johanna Jokinen...
Soomaaliya & Qatar oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Xasan...
Madaxweyne Guudlaawe oo guddoomiyay Shirka Amniga Hir-Shabeelle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Amniga Hirshabeelle oo ka qabsoomay Magaalada Jowhar.
Shirka oo maanta ay ka qeybgaleen...
Waare” Doorashada sharci darro ayay ku socotaa wixii ka dhashana Rooblaa mas’uul ka ah
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay xaaladda dalka gaar ahaan doorashooyinka socda, isaga oo eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha...
Kenya oo ka hadashay weerar ay geysteen Al-Shabaab
Booliska Kenya ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay koox looga shakisan yahay Shabaab la damacsaneyd inay ka fuliso masaajid ku yaalla deegaanka Khorof Xaraar...


















