Madaxweynaha Puntland oo kala furfuris ku bilaabay Saraakiisha Ciidamada PSF

0
Agaasimaha hay’adda PSF uu dhawaan u Magacaabay Madaxweynaha Puntland ee aan xilka lagu wareejin  S/ Guuto Amiin Xaaji Kheyr ayaa Taliska Cusub ee Ciidanka...

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo sheegay in aan la joojineyn doorashada

0
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in la sixi doono khaladaad kasta ee ka yimaada doorashooyinka socda ee Golaha Shacabka...

Ra’iisul Wasaare Rooble” Waan saxeeynaa qalalaadka kajira doorashooyinka”

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu garowsan yahay muhiimadda ay leedahay in ay qabsoonto doorasho hufan oo xalaal ah...

Soomaaliya & Shiinaha oo heshiis cusub kala saxiixday

0
Heshiiskan is-af-garadka ah waxaa uu ku saabsan yahay dayactirka iyo qalabeynta Tiyaatarka qaranka, Radio Muqdisho iyo wakaaladda wararka SONNA, waxaana kala saxiixday wasiirka warfaafinta,...

Dowladaha Soomaaliya iyo shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddiga doorashooyinka oo diiday in lagu dhaqmo habraacii Madaxda Somaliland ee Muqdisho

0
Guddiga Doorashooyinka Federaalka ayaa gebi ahaanba laalay habraacii doorashada Aqalka-sare ee Somaliland ee ay horay u qorteen Raysal Wasaare ku-xigeen Mahdi Guuleed iyo Guddoomiye...

Ra’iisulwasaare Rooble”Soo xulista ergada waxaa si buuxda ugu madaxbanaan Duubabka iyo Bulshada Rayadka ah...

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay go’aanka ka soo baxay Guddiga Doorashada ee Heer Federaal kuwaas oo ay dib u...

Guddiga doorashada oo la laalay doorashada labo kursi oo dhowaan lagu doortay Baydhabo

0
Guddiga doorashada heer Federaal ee FEIT ayaa sheeg in la laalay doorashadii labo kursi oo dhowaan lagu doortay magaalada Baydhabo. Kuraasta lalaalay ayaa kala HOP103...

Mareykanka iyo Dowladdo dhowr ah oo Taalibaan ugu baaqay iney joojiso dilalka qorsheysan.

0
War kasoo  baxay Mareykanka iyo dalal badan oo xulafo la ah ayaa baaq loogu diray Taliban kaas oo ku aadan iney joojiyaan dilalka qorsheysan...

Dagaal Maanta dhexmaray Ciidamada Jubbaland & Al-Shabaab

0
Barqanimadii Maanta ayaa Dagaalka oo geystay khasaaro kala duwan waxaa uu ka dhacay degaanka Baar Sanguuni ee duleedka Magaalada Kismaayo, wuxuuna u dhaxeeyay Ciidamada...

XULASHADA