Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka digay in si khaldan loo isticmaalo diyaaradaha ay Turkiga keentay...

0
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ka tirsan Xubanaha Mucaaradka ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay soomaaliya keentay Diyaarado Drones ah, xili uu dalka...

Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku dagaalamay degmada Hiliwaa

0
Dagaal culus oo  u dhaxeeya ciidamo ka tirsan Booliiska Soomaaliyo iyo Miltariga Soomaaliya  ayaa maanta ka dhacay agagaarka  xaafada Waxar Cadde degmada Hiliwaa ee...

Askari dilay Hooyo korineysay sagaal carruur oo agoon ah

0
Askari ka tirsan ciidanka dowladda ayaa Haweeney la sheegay in ay korineysay 9 carruur ah ku dilay degmada Dharkinlay ee gobalka Banaadir. Hooyadan oo lagu...

Isfaham waa weli ka taagan in xal laga gaaro xiisada ka taagan Boosaaso

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in weli aan xal laga gaarin xiisada ka taagan magaaladaasi ee u dhexeysa Agaasimihii hore ee Taliska...

Maamulka Galmudug oo soo saaray amar lagu mamnuucayo ka ganacsiga Dhuxusha

0
Maamulka Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa bilaabay tallaabooyin looga hortagayo dadka jaraya dhirta ee ka sameeynaya Dhuxusha, kuwaas oo degaannada Galmudug si...

Shir lagu qorsheynayay sidii DFS kula wareegi laheyd Amniga dalka oo la soo geba-gabeeyay

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qayb galay xiritaanka Shirkii lagu hawl-gelinayey Guddiga Hoggaaminaya...

Maxmada Ciidamada Xoogga oo xukun dil ah ku riday Askari ka tirsanaa NISA.

0
Maxamed Cali Xuseen oo ah Askari ka tirsan Ciidanka NISA horaantii  Bishii November ee sanadkaan ayuu degmada Beled-Xaawo ku dilay Axmed Sharmaake Cabdullaahi &...

Shirka todobaadlaha G/Wasiirada Jubbaland oo looga hadlay Xaalada Abaaraha iyo Amniga.

0
-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, oo maanta shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada ayaa looga hadlay qodobo kala duwan, iyadoo warbixino laga dhagaystay...

Wasaaradda Gargaarka Xilgaarsiinta Oo Ka Jawaabtay Eed Loo Jeediyay Khadiijo Diiriye

0
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa sharci darro ku tilmaamtay Warqad lagu baahiyey baraha Bulshada oo xubno ka tirsan shaqaalaha Wasaaraddaas ay...

Xaalada Boosaaso oo saakay degan.

0
Waxaa saakay degan xaalada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib markii xalay dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo xiisad dagaal laga dareemayay magaaladaasi. Wararka ayaa sheegaya in...

XULASHADA