Wasaaradda Gargaarka Xilgaarsiinta Oo Ka Jawaabtay Eed Loo Jeediyay Khadiijo Diiriye
Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta Musiibooyinka Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa sharci darro ku tilmaamtay Warqad lagu baahiyey baraha Bulshada oo xubno ka tirsan shaqaalaha Wasaaraddaas ay...
Xaalada Boosaaso oo saakay degan.
Waxaa saakay degan xaalada Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kadib markii xalay dhaq dhaqaaqyo ciidan iyo xiisad dagaal laga dareemayay magaaladaasi.
Wararka ayaa sheegaya in...
Khasaaro Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Magaalada Marka
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax goordhawyed si weyn jugtiisa looga maqlay Xaafadaha ay ka kooban tahay Magaalada marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha...
Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland Oo Fasax Galay
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Cabdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad Ismaaciil...
Dowladdaha Soomaaliya Iyo Ingiriiska Oo Ka Wada Hadlay Arrimo La Xariira Dhaqaalaha
Wasiirka Wasaaradda maaliyadda XFS Dr; Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Kiin Foster, iyaga oo...
Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Wareysi dheer oo dhinacyo taabanaya siiyey Warbaahinta Markabley(Dhageyso)
Axmed Buulle Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ayaa waxaa uu ka Hadley Waxyaabahii ay ka wada...
Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Itoobiya Iyo Abiy Axmed Oo Kasoo Laabtay Jiidda Hore
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dib ugu laabtay Xafiiskiisa kadib markii dhawaan uu ku sugnaa jiidda hore ee dagaalka ka dhanka ah fallaagada...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la yeeshay golaha nabadda iyo amniga ee Midowga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji, ayaa ka qeyb galay kulan ay yeesheen Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika.
Kulanka...
Xiisad dagaal oo caawa ka taagan Boosaaso
Dhaq dhaqaaqyo ciidan ayaa caawa laga dareemi Magaaladda Bosaso ee xarunta gobolka Bari sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada.
Labo kamid...
Jarmalka oo r/wasaare cusub yeelanaya 16 sanno kadib
Scholz ayaa loo dhaariyay maanta inuu noqdo hogaamiyaha dalka Jarmalka kadib markii ay is casishay Angala Markel oo dalkaas maamulaysay muddo 16 sanno ah.
Xildhibaanada...


















