Ahmed madoobe oo la kulmay cabdi xaashi cabdullhi.

60

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo senator Cabdullahi Sheikh Ismaaciil Fartaag.

Madaxweynaha, gudoomiyaha iyo senatorka ayaa ka wada hadlay arimo la xiriira doorashooyinka golaha shacabka, oo muran weeyni ka tagan yahay.

Inta badan magaaladda muqdisho waxaa ku sugan madaxda maamul goboleedyadda, waxaana la filiyaa in uu bilaawdo shirka golaha wadatashiga qaran si loo dhameeyo xalna looga gaaro khilaafyada soo noqnoqda ee la xiriira arimaha doorashooyinka.