Cali guudlaawe oo muqdisho kulan kula qaatay hassan cali kheeyre.

33

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho waxa uu ku qaabilay Raisul Wasaarihii Hore ee Dalka Xasan Cali Kheyre.

Cali guudlaawe iyo Xassan Cali kheyre ayaa Kulanka ay yeesheen isaga xog wareeystay xaaladaha guud ee dalka gaar ahaan dardargalinta arrimaha doorashooyinka.

Madaxweynaha maamulka hirshabele cali guudlaawe xuseen oo muqdisho ujoogo ka qeeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran ayaa kulamo ka wado muqdisho kuwaa oo inta badan diiradda lagu saaro doorashooyinka dalka.