Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada golaha Shacabka iyo tirada xildhibaanada la doortay
Doorashada xildhibaanada golaha Shacabka ayaa ka socota qaar ka mid ah magaalo doorashada labaad maamul gobooleedyadda, maamulada Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa noqday maamuladii...
Madaxweynaha Soomaaliland oo ku wajahan Mareykanka
Wafdi uu hor kacayo madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa gelinka danbe ee maanta lagu wadaa in ay u ambabaxaan dalka Mareykanka.
Ujeedka safarka madaxweyne...
Hoggaamiyeyaasha Faransiiska iyo Jarmalka oo la kulmay Putin
Hoggaamiyeyaasha dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo 75-daqiiqo taleefoon kula hadlay Madaxaweynaha Ruushka, Vladamir Putin, ayaa ugu baaqay Xabbad Joojin deg deg ah oo laga...
Cabdirahmaan Odowaa oo qaatay shahaadada musharaxnimo ee Kursiga Hop#069
Guddiga Maamulka doorashada Galmudug oo maanta bilaabay diiwaangelinta musharixiinta ku tartameyso kuraasta kale ah Hop#069, Hop#038 iyo Hop#99, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada...
Maamulka baarlamaanka oo dalbaday in loo soo gudbiyo xogta Xildhibaanada Cusub
Maamulka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Guddiga Doorashooyinka iyo Raiisul wasaare Rooble in ay soo gudbiyaan xogta Xildhibaanada Cusub ee dhawaan la doortay.
Warqad kasoo...
Madaxweynaha Ukraine oo Putin ku eedeeyay in uu galay dambi dagaal
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa weerarka lagu qaaday isbitaalka carruurta dumarkana ay ku umulaan ku tilmaamay ‘dambi dagaal’.
Waxaa laga yaabaa inaysan xaaladdu sidaa u...
UNHCR oo walaac ka muujisay xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku barakacay abaaraha
Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay, ayaa sare u qaadaysa gargaarka ay u fidiso kumanaanka qof ee ka soo barakacay abaaraha ba’an ee ka...
Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi
Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne.
Doorashada afartaan Kursi ayaa la qabanaya Maalinta...
K/galbeed oo shaacisay jadwalka doorashada kuraastii ugu dambeesay
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka ee Maamulka Koonfur galbeed ayaa soo saaray jadwalka doorashada kuraas 7 ah, kuwaas oo ku harsaneyd.
Kuraasta la shaaciyay jadwalkooda, waxaa ay...
Qarax ka dhacay Muqdisho oo ka dhashay khasaaro
Waxaa faah-faahino laga helayaa Qarax miino oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Dharkenley oo ka tirsan gobolka Banaadir.
Qaraxa oo jugtiisa laga...

















