Safiirka Soomaaliya ee dalalka Koonfurta Afrika oo Waraaqaha Aqoonsiga laga guddoomay

0
Madaxweynaha dalka Angola João Lourenço   ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalalka Koonfurta Afrika oo ay Angola kamid tahay...

K/galbeed oo shaacisay Guddiyada soo xulaya kuraas taala Baydhabo

0
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed Koofur galbeed ayaa soo saaray xalay magacyada Odoyaasha dhaqanka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 7...

DFS oo ka hadashay duqeyn uu Mareykanka ka geystay deegaanka Wabxo

0
Mid ka mid Diyaaradaha Mareykanka kuwooda aan duuliyaha laheyn waxaa ay xalay duqeyn ka geysatay deegaanka Hareeri-gubaddle oo qiyaastii 20KM dhinaca bari kaga beegan...

Golaha Ammaanka oo soo afjaray oggolaashaha la dagaallanka burcad-badeedda Soomaalida

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa bishaan ka aamusey inay u cusboonaysiiyaan ruqsada uu hore u siiya Midowga Yurub ee ay ciidamadoodu kula dagaallamaayeen...

Mareykanka oo digniin u diray Shiinaha

0
Mareykanka ayaa Shiinaha uga digay in ay ku xad gudubto Cuneqabateynada ka dhashay dagaalka Ukraine ay saareen Ruushka. “Waxaan si toos ah iyo si gaar...

Cabdiraxmaan Odawaa oo markale ku guuleystay Kursiga Golaha Shacabka

0
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa ka socda doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, iyada oo kursiga Koowaad la doortay. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen...

Golaha Wasiiradda oo meelmariyay Miisaaniyadda Dowladda

0
Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa meelmariyay Miisaaniyadda Dowladda ee bilaha April ilaa June. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle...

Khilaaf markale soo kale dhexgalay M/weynaha Hir-shabeelle iyo Ku-xigeenkiisa

0
Madaxda ugu Sarreysa Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa la sheegay in khilaaf xoogleh uu soo kale dhexgalay, kaas oo la xiriira hanaanka loo qabanyo doorashada...

M/weynaha Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda QM

0
Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Wefti ay hoggaaminayso Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee...

Maxkamadda Ciidamada oo la horkeenay rag ku eedeysan inay katirsan yihiin Al-Shabaab

0
Maxkamada darajada kowaad ee ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa u fariisatey dhagaysiga dacwad loo haysto eedeysane Marshaale Cabdule Xuseen oo magaalada baardheere ku...

XULASHADA