Wararkii ugu dambeeyay ee Xaaladda Ukraine iyo Masjid la duqeeyay

0
Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in masjid ku yaalla magaalada dekedda leh ee Mariupol ee koonfur-bari dalkaasi oo gabbaad...

Axmed Madoobe Oo Mareykanka U Gudbiyey In Aan Doorasho Lagu Qaban Karin Garbahaarey

0
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Lary Andre ayaa wada hadalo khadka taleefanka la yeeshay Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada, si uu ugu adkeeyo in doorashada Golaha Shacabka...

M.Yurub “QM ayaa diiday in waqtiga loo kordhiyo howlgalka EU ATLANTA”

0
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa diiday inuu wax waqti kordhin ah u sameeyo howlgalka la dagaallanka burcad badeedda iyo ka hortagga dhaca hubeysan...

Mareykanka oo cunaqabeyno hor leh ku soo rogay Ruushka

0
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhowaaqay in dalkaasi laga mamnuucay, Cunada Badda sida Malaayga iyo Dheymanka laa soo saaro Ruushka ee dalkaasi loo...

Madaxweynaha Puntland oo Isbitaalka ku booqday dhaawacyada qaar kamid ah ilaaladiisa

0
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa isbitaalka ku booqday Ciidamo ka tirsan Daraawiishta gaar ahaan Ururka Afraad ee Dayax oo dhowaan ku dhaawacmay shil...

Soomaaliya iyo Sweden oo ka wada hadlay Arrimo muhiim ah

0
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu soo dhaweyay Aqalka looga...

DF Soomaaliya oo Ciidamo geysay degmada Matabaan

0
Ciidamada ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa gaaray degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, ka dib markii xalay ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay muddo kooban...

Biden oo loogu baaqay in uu Kumaandooska Mareykanka lagu soo celiyo Soomaaliya

0
Sida ay daabacday jariidada Wall Street Journal ee kasoo baxda Mareykanka, Milateriga Mareykanka ayaa ka codsanaya Madaxweyne Biden in uu kumaandooska Mareykanka ee laga...

Mid ka mid ah Xildhibaanada dooran ee golaha Shacabka oo geeriyooday

0
Xildhibaan Maxamuud Muxumed Kuulow oo ka mid ahaa Xildhibaanada Dooran ee Baarlamaanka 11-aad  ee deegaandoorashadiisu ahayd  DG Jubballand ayaa galabta   ku geeriyoodey Magaalada Nairobi. Waxaa...

Ciidamada dowladda oo degaano la wareegay

0
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 7aad ee Qeybta 60Aad ayaa Howlgal qorsheysan la sheegay inay ku bur buriyeen Saldhiga Al-shabaab ay ku...

XULASHADA