M/weynaha Jubbaland oo qaabilay wafdi ka socday Beesha caalamka

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay wafdi kasocday beesha Caalamka oo ay hogaaminaysay Wakiilka Midowga Yurub ee...

Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay

0
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u daran oo bani’aadannimo, isla markaana hadii aan...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in dib loo bilaabayo Xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga

0
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran oo dawladda Soomaliya ku shaacinaysay dib u...

K/galbeed oo soo gabagabeesay doorashada kuraasta Golaha shacabka

0
Maamul Goboleedka Koofur galbeed ayaa noqday maamulkii ugu horreeyay ee soo dhameystira guud ahaan doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka 11-aad, kadib markii ay qabteen...

HOOS KA DHAGEYSO.BARNAAMIJKA 1AAD EE KAAHA NOLOSHA WEEK ONE.

0
Barnaamijka KAAHA Nolosha week one oo baxa Warbaahinta Markabley FM.88.8 MHTZ ,Maalin kasta oo Talaado ah 2:30 Duhurnimo ilaa 3;00 Galabnimo ,Barnaamijkan oo Rogaal...

Tartanka doorasho adag oo Caawa ka dhacday Beledweyne

0
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa Caawa Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku qabtay doorashada hal kursi oo siweyn loogu...

Wasiir Duraan “Ma jiro cid aanu xirnay”

0
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in aysan waxba ka jirin wararka sheegaya in la xiray Milkiilayaal iyo lix...

Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Wada-hadalada kala dhaxeeya DF Soomaaliya

0
Madaxweynaha Somaliland oo khudbad ka jeediyay Mareykanka ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay colaad iyo xumaato u hayso Somaliland, isla markaana ay awoodeedii iskugu...

Madaxweyne hore Barack Obama oo laga helay Covid-19

0
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa ayaasheegay in laga helay cudurka Safmareenka ah ee COVID-19, sida uu ku shaaciyay Twitter-kiisa. Sidoo kale waxaa baaritaan...

Ruushka oo beeniyay in uu Gargaar Ciidan weydiistay Shiinaha

0
Ruushka ayaa beeniyay warar sheegayay in  Shiinaha waydiisteen gargaar millatari oo ka caawiya dagaal maalmaha socda ee uu ku qaaday  wadanka Ukraine. Afhayeenka Aqalka looga...

XULASHADA