Dowladda oo sheegtay in la qabtay rag Al-Shabaab u qaabilsanaa Sameynta qaraxyada

0
Howlgal ay kas ameeyeen degaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidanka kumaandooska xoogga dalka ee Gorgor, gaar ahaan ururka 7-aad ee guutada 18-aad, ayaa...

Guddi loo xil saaray xal u helista dagaalkii ka dhacay Boosaaso oo kulmay

0
Guddoonka Isimada gacanta ku haya dagaalkii ka dhaccay magalada Bosaaso dhamaadka sanadkii hore ayaa maanta oo Isniin ah kulan la qataay Gudoomiyaha Gobalka Bari...

Galmudug oo shaacisay xiliga la qabanayo doorashada kuraas taala Gaalkacyo

0
Guddiga maamulka doorashada Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Saddex kursi oo taala Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu...

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig kuyaalla duleedka Kismaayo

0
Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen Saldhig Ciidamo katirsan kuwa dowlad Goboleedka Jubbaland ku leeyihiin degaanka lagu magacaabo Singaleyr...

MAAREEYE oo shaaciyey qorshe ay wadeen Dir iyo Digil iyo Mirifle oo la afduubtay

0
Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta, haatana ka mid ah xubnaha loo doortay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa soo...

Maamulka Koonfur Galbeed oo Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha Abaaraha

0
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaas, Cali Saciid Faqi ayaa manta kulan la qaatey  wafdi ay hogaaminaysey  safiirada Midowga yurub ...

Guddoomiyaha G/hiiraan oo hakiyay Doorasho ka dhaci laheyd Beledwayne

0
Warqad ka soo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa waxaa lagu sheegay in la hakiyay Doorashada ka socota Magaalada Beledwayne sababo Amni owgeed. Guddoomiyaha ayaa...

RW Rooble oo ku baaqay in gurmad degdeg ah lala gaaro dadka abaarta saameysay

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehlinayeen Xubnaha Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay ayaa Maanta kulan looga hadlayay arrimaha abaaraha...

M/weynaha Hirshabeelle iyo Ku-xigeenkiisa oo kulan gaar ah ugu socdo Beledweyne

0
Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay sheegayaan Xarunta Madaxtooyada Hirshabeelle ee Lama-galaay ay ka socoto kulan gaar ah oo...

Booliska Soomaaliya oo faah faahin ka bixiyay Doon la afduubtay

0
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdifitaax Aadan Xasan oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa ka warbixiyay kiis la xiriira Doon siday waxyaabaha maanka dooriya oo...

XULASHADA