Lafta Gareen oo kulan la qaatay wafdi ka socday Qaramada Midoobey.

58

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagaren ayaa kulan la qaatay Khabiirka Madaxa Bannaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Isha Dyfan.

Kulan Saacado qaatay Wafdiga iyo Madaxweynaha waxay uga wada hadleen Abaaraha ,Biya laโ€™aanta , Xaquuqda Aadanaha iyo Xuriyatal qowlka.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Lataliyaasha Madaxweynaha iyo Agaasimaha Madaxtooyada

Dhinacyada ayaa isku raacay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameynta ku yeesheen abaarta ka jirta deegaanada Koofur Galbeed.