Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Baraawe
Magaalada Baraawe oo ah Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada 7 kamid ah kuraasta ugu dambeeysa ee...
Ciidamada Dowladda oo jirdil ugeystay Qaar kamid Warfidiyeeno ku sugnaa Degmada Kaxda.
Ciidamada ka tirsan Haramcad ayaa jirdil ugeystay wariyaal ka tirsan Talefishinada Madaxa Banaan Islamarkaana Doonaanyay iney Warar kasoo Tabiyaan Saldhiga Degmada kaxda oo xalay...
Maxeey yihiin Guddiga ka kooban 34 xubnood ee uu Magacaabay Ra’iisulWasaareRooble?
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ka duulaya baahida loo qabo dardar galinta howlaha gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay saameynta ba’an...
Soomaaliya oo Sacuudiga ka dalbatay in dib loo bilaabo dhoofka Xoolaha Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa DFS Xil. Maxamed Aadan Macalin (Somali) ayaa maanta shir kula yeeshay xarunta Safaaradda Boqortooyada Sucuudiga ee Muqdisho...
QM oo ka walaacsan xiisada Ukaine ee sii kordheysa
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey Lavrov iyo wasiirka arrimaha...
Jabuuti oo Xabsi Guri ka dhigtay taliyeyaal looga shakiyay Afgembi
Dowladda Jabuuti ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay Xabsi guri ka dhigtay Taliyayaasha Ciidamada Booliska iyo Milateriga dalkaas, kuwaas oo looga shakiyay inay...
Soomaaliya iyo Azerbaijan ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha...
Guddigga doorashada Hirshabelle oo shaaciyay qabashada kuraas ka mid ah golaha Shacabka
Guddiga Maamulka doorashada Hirshabelle SEIT ayaa waxaa ay shaaciyeen Jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Bebeledweyne ee...
Rooble oo kulan la yeeshay xubnaha Beesha Caalamka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka wada hadleen qodobbo dhowr ah oo...
Ciidamada Dowladda oo Howlgalo Qorsheysan ka sameeyay Degaano hoostaga Wanlaweyn.
-Howlgalkani oo ahaa mid amniga lagu Xaqiijinayo sidoo kalana ahaa mid lagu Baacsanaayay Burcada wadooyinka Dadka ku dhibaateeya ayaa Masuuliyiin ka tirsan Degmada Wanlaweyn...


















