Madaxweyne Qoor Qoor oo furay Shirweynaha Amniga Galmudug

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor)  ayaa maanta daahfuray Shirweynaha Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, kaas oo ka qabsoomay Magaalada Dhuusamareeb. Shirka oo...

laamaha Amniga Puntland oo faah faahiyay Haweeneey Ninkeeda dishay

0
laamaha Amniga Gobolka Karkaar ee Puntland ayaa waxaa ay faah faahin guud ka bixiyeen Haweeneey Maanta Ninkeeda (Seygeeda) ku dishay Guri kuyaala Xaafada Kaambo...

Madaxweynaha Puntland oo Ciidamo tababar u soo xiray

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dufcadii 4-aad oo ka tirsan Ciidanka Booliska Puntland tababar ugu soo xiray Xerada tababarka ee Xorgoble...

Yaasiin faray oo ka mid noqday xubnihii maanta lagu diiwaan-geliyay Dhuusamareeb.

0
-Guddiga maamulaya doorashada Galmudug oo shalay bilaabay diiwaan-gelinta Musharixiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Hoose ee BS ayaa waxaa ay maanta Magaalada Dhuusamareeb ku diiwaan-geliyeen ...

Dowladda Soomaaliya Iyo Faransiiska Oo Ka Wada Hadlay Fursadaha Iskaashi Wadaagga

0
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa shalay oo Axad ahayd (21 November) ku qaabilay Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Faransiiska...

Maamulka Gobalka Hiiraan Oo Lagu Wareejiyay Agab Loogu Talo Galay Amniga Doorashooyinka

0
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa lagu wareejiyay Agab loogu talagalay hubinta Amniga Doorshada Golaha Shacabka ee ee lagu qabanayo Magalada Beledweyne.ee xarunta...

Guddiga KMG ka ee doorashada Puntland oo natiijo hordhac ah kasoo saaray doorashadii golayaasha...

0
Guddiga KMG ka ee doorashooyinka Puntland oo war kasoo saaray Doorashadii Golayaasha deegaanka ee ka dhacday Seddex degmo oo kala ah Qardho, Eyl iyo...

Dhageyso Barnaamijka Beeraha Mowduuca 1aad ee Beerashada

0
Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Todobaadlaha ee sida wax loo beerto Taxanaha Mowduuca 1aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan...

Xuutiyiinta Yemen oo weeraray magaalooyin Sacuudiga ku yaala

0
Ururka hubeysan eek a dagaalama dalka Yemen ayaa weeraro loo adeegsaday diyaaradaha duuli la’aanta ah ay ku qaadeen dhawr magaalo oo gudaha Sacuudiga ku...

Tahriibiyaal 70 kor u dhaafaya oo ku geeryooday badda meditareeniyaanka

0
War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka IOM ee ka tirsan Qaramada midoobay ayaa looga hadlay in ka badan Tahriibayaal 70 in ay ku dhinteen badda...

XULASHADA