Dhageyso Barnaamijka Beeraha Mowduuca 1aad ee Beerashada

73

Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Todobaadlaha ee sida wax loo beerto Taxanaha Mowduuca 1aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay habka wanaagsan ee wax beerashada Ilaalinta Beeraha iyo Saamynta ay ku leedahay Wax soosaarka Beeraha.

Waa Subaxnimo Isniin ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 22/11/2021, saacaduna waa 7,30 AM Barrnaamijkani oo ah kii 1aad ee Barashada Wanaagsan iyo Bad Qabka Cuntada,,Waxaana soo jeedinaya Abuubakar Maxamed.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adda Kaalmada Mareykanka ee USAID. iyo Idaacadeena.

RADIO MARKABLEY BARDERA 88.8 MHTZ