Maxaa ka dhaqan galay jadwalkii guddiga doorashada ee Aqalka Sare?
Iyadoo maanta ay ku began tahay maalintii loo qabtay inay bilaabato diiwaan-gelinta murashaxiinta xildhibaannada Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa guddiga doorashada heer...
Axmed Cali Bacalwaan oo maanta geeriyooday isagoo ku howlan tacsida walaalkiis
-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ku geeriyooday Axmed Cali Bacalwaan oo ay walaalo ahaayeen Fanaankii weynaa Cabdi Cali Bacalwaan oo habeenkii...
Nabadoon Cabdi Siyaad Geedi oo lagu dilay degmada Deyniile
Wararka aan ka heleyno degmada Deyniile waxay sheegayaan in goor dhaw lagu dilay Macalin Cabdi Siyaad Geedi oo kamid ahaa nabadoonadii soo xulay ergadii...
Ururka Al-Shabaab oo G/Gedo ku dilay nin oday ahaa
Ururka Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla deegaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo waxay ku toogteen Maxamed Sidiiq Xuseen oo ahaa nin oday ah.
Al-Shabaab ayaa marxuumkaas...
Koox hubeysan oo askar reer Burundi ah ku dishay dalka Afrikada dhexe
Dabley hubaysan oo weerar ku qaaday ciidamo ka tirsan kuwa nabad illaalinta ah ee jooga dalka Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa dilay 3 askari oo...
Banaanbaxyo rabshado watay oo maanta hareeyey Garowe
Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa maanta ka dhacay banaanbaxyo rabshado watay, kadib markii shacab careysan oo ka cabanaya sicir-barar ay isugu soo...
Wafuud ka kala socota DF iyo mucaaradka oo maanta gaaray Garowe
Waxaa maanta magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland gaaray wafuud ay kala hoggaaminayeen guddoomiyeyaasha labada Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mural Sheekh...
Hoos ka dhageyso Barnaamijka SAMAWADE ,Mowduuca 2aad ee Radio Markabley Baardheere.
Kulanti wanaagsan dhageysatayal ku soo dhawaada barnaamijka sama wade ee radio markabley,Waa habeenimo jimco ah,Sabti ay soo galeyso,saacaduna waa 9.30 fiidnimo.
Barnaamijka sama...
Guddiga doorashooyinka oo ku dhawaaqay in la tirtiray shahaadada xisbinimo ee 26 xisbi
Guddida Doorashooyinka dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in la tirtiray shahaadada xisbinimo ee 26 ka mid ah xisbiyada siyaasadda ee dalkaas, halka 12 xisbina...
Nin hubeysan oo rasaas ku furay shacab banaanbax ka dhigayay Muqdisho
Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in hubeysan oo dharcad ah oo haween iyo dhalinyaro dhigeysay banaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne Farmaajo degmada...


















