Odayaasha soo xulaya kuraas uu ku jiro Fahad Yaasìin oo la shaaciyay

0
Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ee soo xulaya saddex kursi oo uu ku jiro Kursiga #HOP086. Kursiga #HOP086 oo uu...

Doorashada golaha Shacabka oo lagu soo gabagabeeyay Baraawe.

0
Waxaa maanta la soo gabagabeeyay doorashadii xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka socotay magaalada Baraawe oo ah deegaan doorashada labaad ee Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya. Xubnaha...

Wasiirkii qorsheynta Galmudug” Qoorqoor Aragti kama laha cidda uu madaxweynaha Soomaaliya la rabo”

0
Wasiirka qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Cilmi ayaa iska casilay xilkaas, islamarkaasna ka tanaasulay musharaxnimadiisii kursiga tirsigiisu yahay 147, kadib marii wasiirka uu sheegay in kursiga...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xiriirka labada dal

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta oo arbaco ah kulan la yeeshay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya...

Booliiska oo ka hadlay Wariyeyaal lagu jir dilay Muqdisho

0
Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Raalli-gelin ka bixiyay fal jir dil ah oo ay maanta  Ciidamada Haramcad kula kaceen afar wariye, xilli ay ku...

Puntland oo soo bandhigtay liiska 16 kursi oo lagu dooranayo Boosaaso

0
Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyay, iyaga oo fulinaya heshiisyadii Madasha Qaran qabashada Doorashada 16 kursi oo doorashadooda lagu qabanayo...

Mahad Sallaad iyo Musharixiin kale oo isu diiwaan geliyay Doorashada

0
Guddiga Maamulka Doorashada Galmudug ayaa maanta diiwaan geliyay Musharixiinta u tartameysa Doorashada kuraasta HOP-147 iyo HOP-55. Kuraastan oo deegaan Doorashadooda tahay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa...

Madaxweynah Somaliland oo la kulmay Xubno ka socda Beesha Caalamka

0
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay Xubno ka socday Beesha Caalamka, safarna ku jooga magaaladaasi. Xubnahan ka socday Beesha...

Madaxweynaha Galmudug oo qaabilay Wafdi ka socday Hay’adaha QM

0
Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa waxa uu xafiiskiisa ku qaabilay, wafdi ballaaran oo kasocday xafiiska Qaramada Midoobay, gaar ahaan hay’adda IOM. Kulanka...

Farxaan Cali Maxamuud oo maanta loo doortay inuu ka mid noqdo aqalka sare.

0
Waxaa Maanta oo taariikhdu tahay 16-ka Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug iyo Guddiga Aqalka sare ee Baarlamaanka Galmudug ay qabteen Doorashada Kursiga ka dhimanaa...

XULASHADA