Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka oo bannaanka looga saaray hoolka golaha shacabka
Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa bannaanka looga saaray hoolka baarlamaanka, kaddib markii uu kasoo daahay kulan su'aalo weydiin ah oo...
Ra’iisal Wasaare Xamse oo Xariga ka Jaray Xarunta Bangiga Dhiiga Qaranka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray Xarunta Bangiga Dhiigga Qaranka oo ay baahi weyn u qabeen bulshada Soomaaliyeed.
Ra’iisul...
Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Agaasimihii Guud Madaxtooyada ee Villa Somalia Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud uu iska casilay xilkii Agaasime, isagoo warqad...
Guddoomiye Faratoon: Burbur wayn ayaa ku dhacay gobolka Sool
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Prof: Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, ayaa sheegay in gobolka Sool ay colaadu soo gaadhsiisay burbur xoog leh, loona baahanyahay...
(Dhageyso) Guddiga Jaamacada Baardheere oo ka warbixiyey halka ay mareyso Howsha Dhismaha Jaamacada’
Tan iyo intii la dhagax dhigey Jaamacada Baardheere muddo haatan laga joogo ilaa 7 bilood ayaa waxaa dalka dibadiisa ka soconayey in muddo ah...
Puntland oo sheegtay inay jiraan Odayaal la Shaqeeya AS oo beelaha isku dira
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa Shir-gudoomiyey Shirka Gudiga Amniga Gobolka Mudug oo looga hadlay xaaladihii Amni iyo dhacdooyinkii u dambeeyey...
Weerar qarax ku billaawday oo lagu qaaday saldhig kuyaalla Deegaanka Geedweyne eeGobolka Gedo
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar qaraxyo ku billaawday oo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay ku qaadeen Saldhig Ciidamada dowladda...
Xuseen Qaasim oo ka hadlay dhacdo hadda kahor ka dhacday degmada Raaso oo dad...
Wasiirka Madaxtooyada ee dowlad degaanka Soomaalida Xuseen Qaasim oo kamid ahaa wafdigii ay xukuumaddu u dirtay carriga Mareekanka, ayaa wax laga waydiiyay qaar kamid...
Mo Farah oo ka hadlay guuldaradii Soomaaliya kala kulantay tartanka Orodka Shiinaha
Xiddigga ciyaaraha Olympic-kada Mo Farah ayaa ka mid ah dadka ka falceliyay gabadhii Soomaaliya uga qayb gashay tartanka oradka ah ee ka dhacaya dalka...
Golaha Wasiirada oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Shaqada
Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Shaqada Soomaaliya...


















