Dawladaha Soomaaliya iyo Kenya oo heshiis kala saxiixday

0
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda Federaalka Soomaliya Fardowso Cusmaan Cigaal ayaa  heshiis Caalami oo wadaag ah oo la xiriira Hawada iyo Duulista...

Madaxweyne Kuxigeenka 1-aad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland oo ka warbixiyey Safar uu ku tagey...

0
Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Jubaland, Mudane H.E Mohamud Sayid Aden ayaa gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen xubno katirsan labada Gole ee Jubaland, Maamulka Gobolka...

Soomaaliya iyo Maraykanka oo kawada hadlay xoojinta xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda

0
Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa isku afgartay inay xoojinayaan xiriirkooda laba geesoodka ah ee arrimaha xuquuqul insaanka iyo dimuqraadiyadda. Xamse Warfaa, la-taliyaha sare ee arrimaha Dimuqraadiyadda...

Dhimasho & dhaawac ka dhashay Shil ka dhacay Gobolka Bari

0
Hal qof ayaa ku dhintay 8 kalana dhaawac ayaa soo gaaray ka gadaal shil Gawaari oo ka dhacay soone Xangee oo u dhow degaanka...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Buurhakaba

0
Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu Hogaaminayo ayaa Safar Shaqo kuso gaaray Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay. Wasiiro, Xildhibaano, Maamulka Degmada,...

Sarkaal iibsaday Hub ay lahaayeen Ciidamada Dowladda oo Maxkamadda Ciidamada lasoo taagay

0
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa soo geba-gabeeysay dhageysiga  dacwad loo heysto Xidigle Boolis Maxamed Tahliil Cabdi oo lagu eedeeyay in uu gatay...

Somaliland: Ciidamo cusub oo ku biiray jabhada buurta Gacan-libaax

0
Ciidamo cusub oo sheegay in ay kasoo goosteen ciidamada Somaliland ee Laascaanood jooga, ayaa ku biiray jabhada ku sugan buurta Gacan-libaax ee gobolka Saaxil. Ciidamadan...

Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Beeraha iyo Badqabka Cunnooyinka

0
Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doonaa Badqabka Cunnooyinka iyo Nafaqada,ujeedaduna waa sareynta Nafaqada iyo Badqabka Cunnooyinka wanaagsan iyo weliba Quudinta Barnaamijkan ayaa waxaa idiin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Gudoomiyay Shirka Amniga Qaranka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga arrinsanayey dhammeystirka qorshaha xoreynta dalka iyo dagaalka ka...

Maxamed El-Amine Souef : Waxaa naga go’an in aan ciidamada Soomaaliya ku wareejino masuuliyadda...

0
Hawlgalka Midowga Afrika Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in ay si weyn uga shaqeynayaan sidii dhammaadka sanadkan,  Soomaaliya looga saari lahaa kumanaan askari oo katirsan  ATMIS,...

XULASHADA