Soomaalidii gashay Canada oo la kulmay caqabado ah in lasoo musaafurinayo
Waxaa soo badanayaa tirada dadka Soomalida ah ee dowladda Canada ay sheegtay inay dalkeeda ka masaafurinayso sababo la xiriira xagga sharciga.
Soomaali badan oo ka...
Wasiir Maxamed Barre oo sheegay in baaritaan lagu sameeynao sida loo soo xushay Nasra...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Soomaaliya ayaa ballanqaaday in baaritaan lagu sameyn doono ciyaaryahan ku tartamayay magaca Soomaaliya uu u muuqday mid aan diyaar...
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay arrin muddo hadal haynteedu taagneyd
Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horreysay sheegay in isaga iyo xukuumaddiisu aaney qorshaha ugu jirin in ay xilka kororsadaan.
Wuxuu hadalkiisa...
Xasan Macallin oo ‘caddaalad degdeg ah’ u ballan-qaaday maxaabiista Xabsiga Dhexe
Wasiirka Dastuurka iyo Caddalaadda dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Macallin oo saaka booqasho ku tagay Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa maxaabiiska u ballan-qaaday inay...
Maamulka G/Banaadir oo ku dhawaaqay natiijada Imtixaanka fasalka 8aad
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeyb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedka 2022/2023...
SSC- Khaatumo oo yeelatay hogggaan rasmi ah oo doorasho ku yimid
Jaamac Yaasiin Warsame ayaa maanta loo doortay hoggaanka SSC-Khaatuma, kaddib doorasho ka dhacday magaalada Laascaanood.
Jaamac Yaasiin Warsame ayaa doorashadan uga guulaystay Maxamuud Yuusuf Xasan,...
QM oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto Haiti
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dalabka dawladda Kenya ee ku aaddan inay hoggaamiso ciidamo caalami ah oo isku dhaf...
Bangiga Adduunka oo mallaayin Dollar u ansixiyay Soomaaliya
Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay kabka miisaaniyadda Dowladda, deeqdaas oo gaar ahaan...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhexmaray Ciidamada Somaliland & Jabhadda isku urursatay buurta Gacan-libaax
Dagaal u dhexeeyay ciidamada Somaliland iyo Jabhadii dhawaan gashay buurta Gacan-libaax ayaa ka dhacay tuulada Dari-maraa oo buurta u dhow ka dhacay, kaas oo...
Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Xildhibaannada labada Aqal?
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga Seddaxaad Kulankiisa 4-aad ee Wadajirka ah ee...


















