Ka Dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 31-08-2023

30

Ka Dhageyso Radio Markabley Todobaad kasta ,Maalmaha Khamiista iyo Axada Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA ,waxaadna ka dhageysan kartaan Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Faceebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su,aasha Todobaadka ,Kaalin intee la eg ayay dowladda Soomaaliya ka qaadan kartaa Shaqa Abuur loo sameeyo Dhalinyarada Soomaaliyeed

Mahadsanidiin

Cabduqaadir Jakaarta -SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA -SOMA