Ukraine oo soo bandhigtay nin Soomaali ah oo ka barbar dagaalamayay ciidamada Ruushka

0
Dowladda Ukraine ayaa soo bandhigtay Caadil Cabdillaahi Maxamed oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo 28 jir ah, kaasoo ka tegay Muqdisho, laguna qabtay dagaalka  Ukraine. Ninkaan...

(SAWIRRO)kumanaan Qoys oo ku Barakacay Fatahaadda Webiga Jubba ee Baardheere

0
Webiga Jubba ayaa fataahad hor leh ka sameeyey degmada Baardheere iyo Deegaanno ka tirsan Gobolka Gedo ee uu maro webiga labadii maalmood ee ugu...

Heshiis Hordhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisadii Ka Taagneyd Magaalada Baladweyne

0
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa saacadihii lasoo dhaafay kulamo ku yeeshay Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, Odayaasha dhaqanka iyo...

Wasiirka gaadiidka XFS oo beeniyay in la wareejiyay Maamulka hawadda.

0
Duran Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka XFS ayaa manta si rasmi ah u beeniyay war lagu faafiyay baraha bulshada lana xariiray in Maamulka hawadda Dalka....

Mustafa Cagjar oo si adag uga hadlay dagaalka ka socda Itoobiya

0
Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cagjar ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Faceebook ku sheegay in dagaalka ka socda Itoobiya uu u dhaxeeyo...

Madaxweyne Laftagareen oo magacaabis sameeyay

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan mukhtaar suuriye umagacaabey xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga dhinaca tamarta

0
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya, ayaa ka wada hadlay iskaashiga...

Bulshada Baardheere oo ka Cabanaysa Burburka xoogan ee ay ku sugan tahay Buundada Baardheere/

0
Qeybaha kala duwan ee Bulshada ku dhaqan magaalada Baardheere ayaa cabasho xoogan waxay ka muujiyeen Burburka baahsan ee ku yimid Buundada,iyadoo mudooyinkii ugu dambeyeyna...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Saraakiil loo xirxiray goobahii ay kasoo baxeen ciidanka...

0
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in la xirxiray qaar ka...

Maxaa ka jira in ay ciidamada Itoobiya xasuuq ka geysteen Tigraay?

0
Baaritaan uu sameeyay Barnaamijka BBC Africa Eye ee ka baxa BBC ayaa waxaa lagu soo bandhigay Xogo muujinaya in ciidamada Itoobiya ay xasuuq ka...

XULASHADA